{"id":145552,"date":"2020-05-14T00:08:36","date_gmt":"2020-05-13T21:08:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145552"},"modified":"2020-05-14T00:08:36","modified_gmt":"2020-05-13T21:08:36","slug":"gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/","title":{"rendered":"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa lagu wadaa 27-ka bishan May ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, sida uu dhigayo sharciga doorashada.<\/p>\n<p>Wareysi gaar ah oo ay siisyey idaacadda Goobjoog ee Muqdisho, oo arrinkan wax looga weydiyey ayey Xaliimo Yarey ku tiri\u201d Si fiican ayuu noogu diyaarsan yahay, waxaan sugeynaa sida sharciga doorashada ku dhigan waxaa uu leeyahay 6 bilood ka hor maalinta doorashada loogu talo-galay guddigu waa inuu baarlamaanka hortago, waxay ku aadan tahay 27-ka May, waa waxyaabaha aan hadda ka shaqeyneyno sidii aan baarlamaanka u hortagi laheyn, si fiican ayaan uga shaqeynay\u201d.<\/p>\n<p><strong>Akhriso: Qodobka 13-aad, farqradiisa 3-aad ee sharciga doorashada<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145553\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xiliga.png\" alt=\"\" width=\"789\" height=\"257\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xiliga.png 789w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xiliga-300x98.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xiliga-768x250.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/xiliga-696x227.png 696w\" sizes=\"(max-width: 789px) 100vw, 789px\" \/><\/p>\n<p>Baarlamaanka federaalka ah oo hadda fasax ku maqan ayaan la ogeyn in xilligaas ka hor ay fariisan karaan ama iney la kulmi-doonto uun guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah si ay go\u2019aanka ugu sheegto.<\/p>\n<p>Iyada oo ay sidaa tahay hadana waxaa baarlamaanka federaalka ah uu guddi gaar ah u saaray sameynta habraacyada doorashada, waxaa kale oo isla goleyaasha sharci-dejinta horyaalla sharciga xisbiyada oo dib u eegis ku jira, welina dowladda federaalka ah iyo maamul goboleedyada kama heshiin nooca doorashada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa lagu wadaa 27-ka bishan May ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, sida uu dhigayo sharciga doorashada. Wareysi gaar ah oo ay siisyey idaacadda Goobjoog ee Muqdisho, oo arrinkan wax looga weydiyey ayey Xaliimo Yarey ku tiri\u201d Si fiican ayuu noogu diyaarsan yahay, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145554,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145552","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa lagu wadaa 27-ka bishan May ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, sida uu dhigayo sharciga doorashada. Wareysi gaar ah oo ay siisyey idaacadda Goobjoog ee Muqdisho, oo arrinkan wax looga weydiyey ayey Xaliimo Yarey ku tiri\u201d Si fiican ayuu noogu diyaarsan yahay, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-13T21:08:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/\",\"name\":\"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png\",\"datePublished\":\"2020-05-13T21:08:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png\",\"width\":1024,\"height\":682},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim ayaa lagu wadaa 27-ka bishan May ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, sida uu dhigayo sharciga doorashada. Wareysi gaar ah oo ay siisyey idaacadda Goobjoog ee Muqdisho, oo arrinkan wax looga weydiyey ayey Xaliimo Yarey ku tiri\u201d Si fiican ayuu noogu diyaarsan yahay, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-13T21:08:36+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":682,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/","name":"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png","datePublished":"2020-05-13T21:08:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xaliimo-Yarey.png","width":1024,"height":682},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudiga-doorashada-oo-shaaciyay-xiliga-ay-ku-dhowaaqayaan-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudiga doorashada oo shaaciyay xiliga ay ku dhowaaqayaan doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145552"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145552"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145552\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145555,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145552\/revisions\/145555"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145554"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}