{"id":145612,"date":"2020-05-15T03:28:06","date_gmt":"2020-05-15T00:28:06","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145612"},"modified":"2020-05-15T03:28:49","modified_gmt":"2020-05-15T00:28:49","slug":"145612","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/","title":{"rendered":"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145613\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-38.png\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"372\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-38.png 580w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Capture-38-300x192.png 300w\" sizes=\"(max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/p>\n<p>Baarayaasha dalka Ruushka ayaa diiday inay meesha ka saaraan dacwad loo heysto saddex gabdhood oo walaala ah oo la sheegay inay dileen aabahood xilli uu hurddayay, waxaana la sheegay in aabahood uu ahaa qof dhib badan, waxaana arrintani ka dhashay jahwareer.<\/p>\n<p>Xafiiska dacwad oogah guud ee dalkaas ayaa horraantii sannadkan sheegay in gabdhahan ay muddo dheer la kulmeen tacaddiyo dhanka jinsiga ah iyo jirka ah.<\/p>\n<p>Marka, waa in dilka aabahood lagu tiriyaa &#8216;in uu ahaa nin si lama maarmaan ah ay naftooda u difaaceen&#8217;<\/p>\n<p>Waxaana la filayay in go&#8217;aankaas lagu soo afjaro kiiska.<\/p>\n<p>Balse qareenka mid kamid ah gabdhaha ayaa BBC u sheegay in guddiga Ruushka ee baarayay kiiska ayaa haatan ku gacan seereen go&#8217;aanka kasoo baxay xafiiska dacwad oogista.<\/p>\n<p><strong>Maxay sameeyeen gabdhaha?<\/strong><\/p>\n<p>Gabdhahan oo lagu kala magacaabo Maria, Angelina iyo Krestina Khachaturyan ayaa la xiray sannadkii 2018-kii kaddib markii aabahood Mikhaill ay ku weerareen minddiyo, Burus iyo basbaas.<\/p>\n<p>Waxay markii dambe sheegeen in aabahood uu muddo badan tacaddiyo u geysanayay isla markaana uu ku dhex hayay guri.<\/p>\n<p>Labada gabdhood ee ugu da&#8217;da weyn waxay wajahi karaan 20 sanno oo xarig ah waa haddii dambig lagu helo.<\/p>\n<p>Gabdhahan hooyadood oo gurigooda isaga carartay ayaa horraan BBC u sheegtay in marar badan ay booliska u sheegeen in sannado badan ay dhibaatooyin kala kulmeen aabaha isla markaana aanan wax dhalag jalaq loo siin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarayaasha dalka Ruushka ayaa diiday inay meesha ka saaraan dacwad loo heysto saddex gabdhood oo walaala ah oo la sheegay inay dileen aabahood xilli uu hurddayay, waxaana la sheegay in aabahood uu ahaa qof dhib badan, waxaana arrintani ka dhashay jahwareer. Xafiiska dacwad oogah guud ee dalkaas ayaa horraantii sannadkan sheegay in gabdhahan ay muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145614,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145612","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarayaasha dalka Ruushka ayaa diiday inay meesha ka saaraan dacwad loo heysto saddex gabdhood oo walaala ah oo la sheegay inay dileen aabahood xilli uu hurddayay, waxaana la sheegay in aabahood uu ahaa qof dhib badan, waxaana arrintani ka dhashay jahwareer. Xafiiska dacwad oogah guud ee dalkaas ayaa horraantii sannadkan sheegay in gabdhahan ay muddo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-15T00:28:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-15T00:28:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/\",\"name\":\"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-15T00:28:06+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-15T00:28:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro - Wardoon","og_description":"Baarayaasha dalka Ruushka ayaa diiday inay meesha ka saaraan dacwad loo heysto saddex gabdhood oo walaala ah oo la sheegay inay dileen aabahood xilli uu hurddayay, waxaana la sheegay in aabahood uu ahaa qof dhib badan, waxaana arrintani ka dhashay jahwareer. Xafiiska dacwad oogah guud ee dalkaas ayaa horraantii sannadkan sheegay in gabdhahan ay muddo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-15T00:28:06+00:00","article_modified_time":"2020-05-15T00:28:49+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/","name":"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg","datePublished":"2020-05-15T00:28:06+00:00","dateModified":"2020-05-15T00:28:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/page-3.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/145612\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kiiska gabdho walaalo ah oo dilay aabahood oo la diiday in la tuuro"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145612"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145612"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145612\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145616,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145612\/revisions\/145616"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145612"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145612"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145612"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}