{"id":145620,"date":"2020-05-15T23:17:22","date_gmt":"2020-05-15T20:17:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145620"},"modified":"2020-05-15T23:17:22","modified_gmt":"2020-05-15T20:17:22","slug":"madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ku biiray golihiisa wasiirrada, kuwaas oo iskugu jira wasiiru dowleyaal iyo wasiir ku xigeenno.<\/p>\n<p>Xubnahaan ayaa kala ah 11 wasiiru dowle iyo 25 wasiir ku xigeenno, waxaana lagu sheegay wareegtada lagu magacaabay in Madaxweynuhu uu magacaabidooda kala tashaday madaxweyne ku xigeenkiisa.<\/p>\n<p>Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa 23-kii bishii Abriil illaa 25 wasaaradood u magacaabay wasiirro cusub, kuwaas oo aysan ku jirin wasiiru dowleyaal iyo wasiir ku xigeeno, isaga oo markaas balan qaaday in uu soo magacaabi doono xubnaha ka dhiman golihiisa wasiirrada.<\/p>\n<p>Wasiiru dowleyaasha iyo wasiir ku xigeennada cusub ee uu caawa magacaabay Madaxweyne Qoor Qoor ayaa isku noqonaya 36 xubnood, waxaana haween ka ah seddax xubnood, halka 25-kii wasiir ee uu horay u magacaabay ay haween ka ahaayeen laba wasiir, taas oo tirada guud ee haweenka ku jira golaha wasiirrada cusub ee Galmudug ka dhigeysa shan xubnood.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145621\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-1.png\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-1.png 708w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-1-221x300.png 221w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-1-696x944.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/1-1-310x420.png 310w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145622\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-1-1.png\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-1-1.png 686w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-1-1-214x300.png 214w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/2-1-1-300x420.png 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ku biiray golihiisa wasiirrada, kuwaas oo iskugu jira wasiiru dowleyaal iyo wasiir ku xigeenno. Xubnahaan ayaa kala ah 11 wasiiru dowle iyo 25 wasiir ku xigeenno, waxaana lagu sheegay wareegtada lagu magacaabay in Madaxweynuhu uu magacaabidooda kala tashaday madaxweyne ku xigeenkiisa. Madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145623,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ku biiray golihiisa wasiirrada, kuwaas oo iskugu jira wasiiru dowleyaal iyo wasiir ku xigeenno. Xubnahaan ayaa kala ah 11 wasiiru dowle iyo 25 wasiir ku xigeenno, waxaana lagu sheegay wareegtada lagu magacaabay in Madaxweynuhu uu magacaabidooda kala tashaday madaxweyne ku xigeenkiisa. Madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-15T20:17:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1-1024x683.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"683\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/\",\"name\":\"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1.png\",\"datePublished\":\"2020-05-15T20:17:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1.png\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa caawa magacaabay xubno cusub oo ku biiray golihiisa wasiirrada, kuwaas oo iskugu jira wasiiru dowleyaal iyo wasiir ku xigeenno. Xubnahaan ayaa kala ah 11 wasiiru dowle iyo 25 wasiir ku xigeenno, waxaana lagu sheegay wareegtada lagu magacaabay in Madaxweynuhu uu magacaabidooda kala tashaday madaxweyne ku xigeenkiisa. Madaxweyne [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-15T20:17:22+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":683,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1-1024x683.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/","name":"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1.png","datePublished":"2020-05-15T20:17:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Qoor-Qoor-1.png","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxweyne-qoor-qoor-oo-magacaabay-wasiirro-kuxigeeno\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxweyne Qoor Qoor oo magacaabay wasiirro kuxigeeno"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145620"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145620"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145625,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145620\/revisions\/145625"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145623"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}