{"id":145626,"date":"2020-05-15T23:25:38","date_gmt":"2020-05-15T20:25:38","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145626"},"modified":"2020-05-15T23:29:11","modified_gmt":"2020-05-15T20:29:11","slug":"kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/","title":{"rendered":"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145629\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-1.png\" alt=\"\" width=\"952\" height=\"525\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-1.png 952w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-1-300x165.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-1-768x424.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-1-696x385.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/large-1-762x420.png 762w\" sizes=\"(max-width: 952px) 100vw, 952px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Kenya ayaa mar kale isku dayeysa in dib loo dhigo dhageysiga kiiska badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), sida ku cad dokumentiyo cusub oo ay dirtay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa khilaaf hor leh ka dhex-abuurtay labada dal, ayada oo Soomaaliya ay si xooggan uga hor-timid damaca cusub ee Kenya ay uga baxsaneyso inay cadaaladda wajahdo.<\/p>\n<p>Dhageysiga dacwadda ayaa qorshuhu ahaa inuu dhaco horraanta bisha xigta ee June, hase yeeshee Kenya ayaa maxkamadda ka codsatay in dib loo dhigo muddo aan la cayimin.<\/p>\n<p>Kenya ayaa qiil ka dhigatay cudurka Coronavirus ee caalamka kusii faafaya, ayada oo sheegtay inuu saameyn xooggan ku yeeshay qareenadii ku matali-lahaa maxkamadda, oo sida ay sheegtay ku kala xayirmay dhowr dal oo caalamka ah, islamarkaana isku iman waayey.<\/p>\n<p>Saameyn kale oo Kenya ay ku sheegtay dokumentiga dooddeeda ee dib u dhigista, ayaa ahaa mid dhaqaale, ayada oo ku doodey inay qarash u hayn kiiska, maadaama dhaqaalihii dalka uu hoos u dhacay, sida ay sheegtay, lana dhimay miisaaniyadda dowladda.<\/p>\n<p>Kenya waxay sheegtay inay ahmiyad dhaqaale gaar ah siineyso arrimaha muhiimka ah.<\/p>\n<p>Si kastaba, Soomaaliya ayaa dooddan diiday, sida ku cad dokumenti ay iyana dirtay, waxayna Kenya ku eedeysay in marnaba aysan dooneyn in kiiskan maxkamad lagu xaliyo, oo ay daneyneyso meel ka baxsan maxkamadda.<\/p>\n<p>Soomaaliya ayaa xustay inaysan ahayn markii koowaad ee Kenya codsato dib u dhigisa balse ay tahay markii saddexaad, taasi oo muujineysa daacad darrida Kenya. Soomaaliya waxay sidoo kale ashtako ka muujisay cadaadis diblomaasiyadeed oo Kenya ay ku hayso.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxay maxkamadda ka dalbatay in kiiska lagu qaado hab muuqaal oo Online ah, sida iminkaba ay maxkamadda sameyso, maxkamado badan oo caalamka ahna ay sameynayaan.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa la filayaa in maalmaha soo socda shaaciso go\u2019aankeeda ku aaddan in kiiska uu ku dhacayo waqtigiisa iyo in kale, kaasi oo ah 8-da ilaa 12-ka Bisha June.<\/p>\n<p>Maxkamadda ICJ ayaa 5-tii September ee 2019-kii ogolaatay codsi ka yimid Kenya oo ahaa in dib loo dhigo kiiska, waxaana xilligaas ay ballan-qaaday inaan mar kale kiiska dib loo dhigi doonin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Kenya ayaa mar kale isku dayeysa in dib loo dhigo dhageysiga kiiska badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), sida ku cad dokumentiyo cusub oo ay dirtay. Arrintan ayaa khilaaf hor leh ka dhex-abuurtay labada dal, ayada oo Soomaaliya ay si xooggan uga hor-timid damaca cusub ee Kenya ay uga baxsaneyso [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145627,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145626","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Kenya ayaa mar kale isku dayeysa in dib loo dhigo dhageysiga kiiska badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), sida ku cad dokumentiyo cusub oo ay dirtay. Arrintan ayaa khilaaf hor leh ka dhex-abuurtay labada dal, ayada oo Soomaaliya ay si xooggan uga hor-timid damaca cusub ee Kenya ay uga baxsaneyso [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-15T20:25:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-15T20:29:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"676\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/\",\"name\":\"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png\",\"datePublished\":\"2020-05-15T20:25:38+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-15T20:29:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png\",\"width\":1200,\"height\":676},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid - Wardoon","og_description":"Dowladda Kenya ayaa mar kale isku dayeysa in dib loo dhigo dhageysiga kiiska badda Soomaaliya ee hor-yaalla maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ), sida ku cad dokumentiyo cusub oo ay dirtay. Arrintan ayaa khilaaf hor leh ka dhex-abuurtay labada dal, ayada oo Soomaaliya ay si xooggan uga hor-timid damaca cusub ee Kenya ay uga baxsaneyso [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-15T20:25:38+00:00","article_modified_time":"2020-05-15T20:29:11+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":676,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/","name":"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png","datePublished":"2020-05-15T20:25:38+00:00","dateModified":"2020-05-15T20:29:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/ICJ.png","width":1200,"height":676},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-oo-markale-dalbatay-in-dib-loodhigo-dacwada-bada-iyo-somalia-oo-ka-hor-timid\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"KENYA oo markale dalbatay in dib loodhigo dacwada bada iyo Somalia oo ka hor-timid"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145626"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145626"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145631,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145626\/revisions\/145631"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145626"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}