{"id":145715,"date":"2020-05-17T23:55:08","date_gmt":"2020-05-17T20:55:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145715"},"modified":"2020-05-17T23:55:08","modified_gmt":"2020-05-17T20:55:08","slug":"daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/","title":{"rendered":"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur oo maanta lagu dilay qarax is-miidaamin ah ayaa horay u sheegay in ku dhawaad shan jeer uu ka badbaaday shirqoollo ay Al-Shabaab doonayeen inay ku khaarajiyaan.<\/p>\n<p>Allaha u naxariistee Axmed Muuse ayaa wareysi uu bixiyey dhawaanahaan waxa uu ku sheegay in laamaha ammaanka, gaar ahaan ciidanka PSF-ta Puntland ay uga digeen isku dayo dil oo lala damacsan yahay, waxuuna intaas ku daray in saraakiisha ammaanku ay kula dardaarmeen in uu is ilaaliyo shirar iyo goobaha lagu beegsan karana uusan tegin.<\/p>\n<p>\u201cQolada PSF-tu waxay igu yiraahdeen taxadar, qorshayaal kugu socdaa jiree, waxaa jirtay in dhawaan jaakad qarax ah laga soo saaray guri ku yaalla magaalada Gaalkacyo, lamana qaban qofkii watay baaritaano ka dibna waxaa soo baxday in PSF-tu igu wargeliso in aan taxadaro\u201d ayuu yiri xilligaas marxuum Axmed Muuse.<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa sii watay wuxuu yiri, \u201cIlaaheybaan tala saartay anigana ima dili karaan Al-Shabaab, shaqadeydana si daacad ah ayaan u qabsadaa, hada ka horbey I qarxiyeen oo aysan waxaba I gaarin oo gaarigii kaliya iga baaba\u2019ay, marbey  u soo dhaceen gurigeyga si ay ii khaarajiyaan, mar kale ayey igu sugeen hotel aan deganaa hortiisa, balse markaas aniga oo gaari wadan ayuu Alle igu soo beegay oo aan iska gudbay, marka anigu kama baqayo waxna ma dili karaan Alle ayaa wax dila, mida kale qof is dilaya cid iska waardiyey karta malahan.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale 4-sano ka hor ayuu sidaan oo kale Axmed Muuse uga hadlay arrimaha Al-Shabaab xilligaas oo uu sheegay in uu uga go\u2019ay goobihii cibaadada, dhex galkii bulshada iyo kaalmeyntii dadka dan yarta ah oo hadii uu gaari wato uusan horay u sii dhaweyn karin, taasna ay ku kalifeen Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan soo marnay waqti uu dalkeena gumeyste heystay, balse waqtigaas diinteena ayaan ilaashan karnay, hada waxaa yimid dad diintii kugu dulminaya, xaafidul Qur\u2019aan ilmaha kaa kaxeysanaya, oo qarax kuugu soo xiraya ayaa hada soo baxay, taas ayaana gumeysi ka daran, anaga waxaa nagala rabaa in aan dadka u sheegno in Shabaabka na gaaleysiinaya ay iyagu gaalo yihiin,\u201d ayuu yiri marxuum Axmed Muuse Nuur afar sano ka hor.<\/p>\n<p>Xilligaas waxa uu intaas ku daray, \u201cMa garanayo waqti iigu dambeysay in aan jameeco tago, oo masjidkiibaa la iga ceyrsaday, aadanihii ayey cabsi ku abuureen, dadkii iskuma lugeynayo oo isma aamini karo, argagax ayey ku abuureen bulshada, laakiin waxan maanta ku dhiiranayaa in aan idiin sheego in Shabaabku gaalo yihiin, diinta Islaamka iyo noloshaba kasoo hor jeeda.<\/p>\n<p>\u201cHadaan safar ahay dhalinyarada ma qaado waxaan ka baqaa in uu I qarxiyo, waana asxaan darro Cadaylaha ma qaado maanta, waa qaadi jiray waagii hore qofka Islaamka ah wado loogama tago , kii tuugsanayey ayaan ka baqay, axsaankiibaa lumaya, islaamnimadii iyo ajarkiiba lumaya Ilaahey hanaga qabto ee aan iska helino shayaadiinta\u201d ayuu xilligaas ku yiri bulsho uu khudbeynayey.<\/p>\n<p>Axmed Muuse Nuur ayaa maanta duhurkii lagu khaarajiyay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kadib markii gaari uu watay lagu dhuftay gaari NOAH ah oo qarax ku rakibanyahay, kaas oo uu ka xeynayey qof naftiisa halige ah, waxaana halkaas kula geeriyooday seddax ka mid ah ilaaladiisii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur oo maanta lagu dilay qarax is-miidaamin ah ayaa horay u sheegay in ku dhawaad shan jeer uu ka badbaaday shirqoollo ay Al-Shabaab doonayeen inay ku khaarajiyaan. Allaha u naxariistee Axmed Muuse ayaa wareysi uu bixiyey dhawaanahaan waxa uu ku sheegay in laamaha ammaanka, gaar ahaan ciidanka PSF-ta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145715","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur oo maanta lagu dilay qarax is-miidaamin ah ayaa horay u sheegay in ku dhawaad shan jeer uu ka badbaaday shirqoollo ay Al-Shabaab doonayeen inay ku khaarajiyaan. Allaha u naxariistee Axmed Muuse ayaa wareysi uu bixiyey dhawaanahaan waxa uu ku sheegay in laamaha ammaanka, gaar ahaan ciidanka PSF-ta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-17T20:55:08+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/\",\"name\":\"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-05-17T20:55:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay - Wardoon","og_description":"Guddoomiyihii gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur oo maanta lagu dilay qarax is-miidaamin ah ayaa horay u sheegay in ku dhawaad shan jeer uu ka badbaaday shirqoollo ay Al-Shabaab doonayeen inay ku khaarajiyaan. Allaha u naxariistee Axmed Muuse ayaa wareysi uu bixiyey dhawaanahaan waxa uu ku sheegay in laamaha ammaanka, gaar ahaan ciidanka PSF-ta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-17T20:55:08+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/","name":"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"datePublished":"2020-05-17T20:55:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-guddoomiyihii-la-dilay-ee-gobolka-mudug-oo-horay-u-sheegay-in-dil-lala-damacsan-yahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Guddoomiyihii la dilay ee gobolka Mudug oo horay u sheegay in dil lala damacsan yahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145715"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145715"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145715\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145716,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145715\/revisions\/145716"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145715"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145715"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145715"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}