{"id":145856,"date":"2020-05-23T00:07:47","date_gmt":"2020-05-22T21:07:47","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=145856"},"modified":"2020-05-23T00:10:32","modified_gmt":"2020-05-22T21:10:32","slug":"kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/","title":{"rendered":"Kismaayo oo maanta laga ciidayo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, kadib war kasoo baxay wasaaradda cadaalada, garsoorka iyo arrimaha diinta Jubbaland.<\/p>\n<p>Agaasimaha waaxda arrimaha diinta Jubbaland Cabdullahi Maxamuud Ibraahim ayaa warbaahinta maamulka ka sheegay in maanta oo ah Sabti ay tahay maalinta Koowaad ee Ciida.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa in aan shacabka la wadaago in maanta ay u dambeysay bisha Ramadaan, tan iyo afurkii waxaa nala soo xariirayey dad leh bishii waan aragnay, balse intaas waan xaqiijineynay, oo hadda oo ay tahay 10:00pm aan ku dhiiranay in aan ku dhawaaqno kadib markii aan dhaarinay dadkii arkay\u201d ayuu yiri Cabdullahi Maxamuud Ibraahim.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri \u201cMeelaha bisha laga arkay waxaa ka mid ah tuulada Xayo oo hoos tagta degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose, oo uu ka arkay nin lagu magacaabo Ciise Xaaji Axmed, iyo nin kale oo la dhaho Feysal Aadan, sidoo kale gabdho ayaa sheegay inay arkeen, balse gabdhahaas ma aysan hor imaan hey\u2019adda ay khuseysay, si looga xaqiijiyo.\u201d<\/p>\n<p>Dhanka kale maamulka degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku dhawaaqay inay Berri Ciid tahay, kadib markii 5 qofood oo ku nool degmada Dolow ay sheegeen inay arkeen bisha Shawaal oo dhalatay.<\/p>\n<p>Dhankooda ururka Al-Shabaab ayaa war ay soo saareen ku shaaciyey inay berri ay tahay Ciid, kadib markii sida sheegeen 15 qofood oo kala jooga seddax gobol ay arkeen bisha oo dhalatay.<\/p>\n<p>Deegaanada kala ah Ufuroow oo ka tirsan gobolka Bay, Dhoobley oo ka tirsan Jubbada Hoose iyo Gamboole ka tirsan Shabeellada Dhexe ayey warkooda ku sheegeen Al-Shabaab inay kala joogaan 15-kaas qof ee arkay bilashada bisha Shawaal.<\/p>\n<p>Fiidkii hore ee caawa dowladda federaalka Soomaaliya, gaar ahaan wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha diinta ayaa ku dhawaaqday in maalinta berrito ay tahay 30-ka bisha Ramadaan, isla markaana Axdda la ciidi doono.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, kadib war kasoo baxay wasaaradda cadaalada, garsoorka iyo arrimaha diinta Jubbaland. Agaasimaha waaxda arrimaha diinta Jubbaland Cabdullahi Maxamuud Ibraahim ayaa warbaahinta maamulka ka sheegay in maanta oo ah Sabti ay tahay maalinta Koowaad ee Ciida. \u201cWaxaan rabaa in aan shacabka la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145877,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kismaayo oo maanta laga ciidayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kismaayo oo maanta laga ciidayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, kadib war kasoo baxay wasaaradda cadaalada, garsoorka iyo arrimaha diinta Jubbaland. Agaasimaha waaxda arrimaha diinta Jubbaland Cabdullahi Maxamuud Ibraahim ayaa warbaahinta maamulka ka sheegay in maanta oo ah Sabti ay tahay maalinta Koowaad ee Ciida. \u201cWaxaan rabaa in aan shacabka la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-22T21:07:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-05-22T21:10:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/\",\"name\":\"Kismaayo oo maanta laga ciidayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-22T21:07:47+00:00\",\"dateModified\":\"2020-05-22T21:10:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":750},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kismaayo oo maanta laga ciidayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kismaayo oo maanta laga ciidayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kismaayo oo maanta laga ciidayo - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay in maanta ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul Fitriga, kadib war kasoo baxay wasaaradda cadaalada, garsoorka iyo arrimaha diinta Jubbaland. Agaasimaha waaxda arrimaha diinta Jubbaland Cabdullahi Maxamuud Ibraahim ayaa warbaahinta maamulka ka sheegay in maanta oo ah Sabti ay tahay maalinta Koowaad ee Ciida. \u201cWaxaan rabaa in aan shacabka la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-22T21:07:47+00:00","article_modified_time":"2020-05-22T21:10:32+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":750,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/","name":"Kismaayo oo maanta laga ciidayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg","datePublished":"2020-05-22T21:07:47+00:00","dateModified":"2020-05-22T21:10:32+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DDGgPToXsAEzynO1.jpg","width":1200,"height":750},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kismaayo-oo-berito-laga-ciidayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kismaayo oo maanta laga ciidayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145856"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145856"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145879,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145856\/revisions\/145879"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145877"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}