{"id":145857,"date":"2020-05-22T01:10:42","date_gmt":"2020-05-21T22:10:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145857"},"modified":"2020-05-22T01:10:42","modified_gmt":"2020-05-21T22:10:42","slug":"salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/","title":{"rendered":"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video"},"content":{"rendered":"<p>Salaad Cali Jeelle, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha kiiska badda iyo go\u2019aanka ay maxkamadda ICJ dib ugu dhigtay dhageysiga dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxuuna naqdiyey qaabkii uu malin ka hor uga hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in ICJ aysan Soomaaliya waxba ka weydiinayn go\u2019aankeeda, isla markaana ay ku qasbaneed inay aqbasho dalabka Kenya, maadaama sida uu sheegay ay ku war gelisay in aysan diyaar u aheyn sababo jira awgood.<\/p>\n<p>\u201cShalay waxaa arinta badda ka hadlay Xasan Sheekh, horay Xasan Sheekh heshiiskii is afgaradka ahaa ayuu usoo noo leeyay, markii uu dhinac u dhaqaaji waayey ayuu go\u2019aankii baarlamaanka awgiis waxaa khasab ku noqotay ama Ilaaheyba ka waafajiyee in markii dambe uu maxkamadda caalamiga ah geeyo, taasina waxay aheyd shaqadii laga rabay qof mas\u2019uul ah oo Soomaaliyeed\u201d ayuu yiri Salaad Cali Jeelle.<\/p>\n<p>Isaga oo hadalkiisa sii watay ayuu yiri,Shalay Xasan Sheekh hadalkiisa waan fiirsanaayey, cid uu la hadlaayo waan garan waayey, maxaa yeelay hadii dib loo dhigay oo Corona loo sababeeyay, in uu isagu inta iclaamka tago niyad jab ku rido umadda Soomaaliyeed, waxaaba u moodaa dad kale in uu la hadlaayo kolba Soomaali lama hadleyn.\u201d<\/p>\n<p>Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa sidoo kale sheegay in Xasan Sheekh uu u muuqdo nin loolan siyaasadeed ku gelaaya arinta badda.<\/p>\n<p>\u201cBadda Soomaaliya ninkii wax kasoo dhicinaaya oo garab taagan, waa loo wada baahan yahay, laakiin in Xasan Sheekh meeshaas loolan ka raadiyo oo dhaho afar sano ka hor meeshii aan uga tegay ayey joogtaa, mana joogto oo waxay gacanta u gashay maxkamadda caalamiga ah, marka yaan laga af miishaareyn shacab Soomaaliyeedna waa inay ogaadaan gacan amaan ah inay ku jirto hantidoodii\u201d ayuu yiri mar kale Salaad Cali Jeelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/SkfieWN-S74\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Salaad Cali Jeelle, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha kiiska badda iyo go\u2019aanka ay maxkamadda ICJ dib ugu dhigtay dhageysiga dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxuuna naqdiyey qaabkii uu malin ka hor uga hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in ICJ aysan Soomaaliya waxba ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-145857","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-uncategorized"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Salaad Cali Jeelle, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha kiiska badda iyo go\u2019aanka ay maxkamadda ICJ dib ugu dhigtay dhageysiga dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxuuna naqdiyey qaabkii uu malin ka hor uga hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in ICJ aysan Soomaaliya waxba ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-21T22:10:42+00:00\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/\",\"name\":\"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"datePublished\":\"2020-05-21T22:10:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/\"]}]},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video - Wardoon","og_description":"Salaad Cali Jeelle, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arrimaha kiiska badda iyo go\u2019aanka ay maxkamadda ICJ dib ugu dhigtay dhageysiga dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya, waxuuna naqdiyey qaabkii uu malin ka hor uga hadlay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in ICJ aysan Soomaaliya waxba ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-21T22:10:42+00:00","author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/","name":"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"datePublished":"2020-05-21T22:10:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/"]}]},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/salaad-cali-jeelle-oo-weerar-madaxweyne-xasan-sheekh-maxamuudvideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Salaad Cali Jeelle oo weerar madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud+Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145857"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145857"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145857\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145858,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145857\/revisions\/145858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145857"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145857"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145857"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}