{"id":145863,"date":"2020-05-22T01:19:46","date_gmt":"2020-05-21T22:19:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=145863"},"modified":"2020-05-22T01:19:46","modified_gmt":"2020-05-21T22:19:46","slug":"ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/","title":{"rendered":"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145865\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>Dowlada Siiriya ayaa xayiraad saartay dhamaan Hantida uu leeyahay ninka ugu taajirsan Siiriya oo lagu magacaabo Rami Makhlouf oo uu dhalay Madaxweynaha dalkaasi Bashar Al Assad abtigiis.<\/p>\n<p>Rami Makhlouf ayaa ah mulkiilaha Shirkada Telefonada Siiriya ee SyriaTel, waxaana hantidiisa lagu qiyaasaa $5 Bilyan oo dollar, waana ganacsadihii ugu weynaa ee maalgelinayey ciidamada Bashar Al Assad.<\/p>\n<p>Amar Salaasadii shalay kasoo baxay Wasaarada Maaliyada ee Siiriya ayaa lagu sheegay in la xayiray dhamaan hantida ninkan, xaaskiisa iyo caruurtiisa.<\/p>\n<p>Wasaarada Maaliyada ayaa ku dooday in dowlada ay lacago gaaraya 77 Milyan oo dollar ku leedahay shirkadiisa SyriaTel.<\/p>\n<p>Rami Makhlouf oo hada ku xiran gurigiisa ayaa ku dooday in dowlada dooneyso inay ka dhacdo ama kala wareegto hantidiisa gaar ahaan shirkada Telefonada.<\/p>\n<p>Wuxuuna filim uu soo dhigay bartiisa Facebook uga codsaday inuu arrintan joojiyo Madaxweynaha Bashar Al Assad oo ay dhashay eedadiis Anisa Makhlouf.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-145864\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/rami-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/rami-1.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/rami-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Ganacsade Rami Makhlouf ayaa kamid ahaa ragga ugu awooda badan dalkaasi ayaa hada khatar ku jira, waxaana muuqata in dagaal hoose uu ka dhex curtay Tujaarta udub-dhexaadka u ahayd xukuumada Talada heysa iyo Qoyska reer Asad.<\/p>\n<p>Bashar Al Assad ayaa doonaya inuu helo lacago badan uu isaga bixiyo daynmo la sheegay inuu ku leeyahay Vladimir Putinka xukuma Ruushka.<\/p>\n<p>Dowlada Maraykanka iyo Midowga Yurub ayaa horey cunaqabateyn u saaray Ganacasade Rami Makhlouf oo ay ku eedeeyeen inuu si weyn ugu lug lahaa dagaalka ka socda Siiriya, uuna kamid yahay xubnaha dhaqaalaha badan ku taageeray Bashar Al Assad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Siiriya ayaa xayiraad saartay dhamaan Hantida uu leeyahay ninka ugu taajirsan Siiriya oo lagu magacaabo Rami Makhlouf oo uu dhalay Madaxweynaha dalkaasi Bashar Al Assad abtigiis. Rami Makhlouf ayaa ah mulkiilaha Shirkada Telefonada Siiriya ee SyriaTel, waxaana hantidiisa lagu qiyaasaa $5 Bilyan oo dollar, waana ganacsadihii ugu weynaa ee maalgelinayey ciidamada Bashar Al Assad. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":145865,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-145863","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Siiriya ayaa xayiraad saartay dhamaan Hantida uu leeyahay ninka ugu taajirsan Siiriya oo lagu magacaabo Rami Makhlouf oo uu dhalay Madaxweynaha dalkaasi Bashar Al Assad abtigiis. Rami Makhlouf ayaa ah mulkiilaha Shirkada Telefonada Siiriya ee SyriaTel, waxaana hantidiisa lagu qiyaasaa $5 Bilyan oo dollar, waana ganacsadihii ugu weynaa ee maalgelinayey ciidamada Bashar Al Assad. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-21T22:19:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/\",\"name\":\"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-21T22:19:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray - Wardoon","og_description":"Dowlada Siiriya ayaa xayiraad saartay dhamaan Hantida uu leeyahay ninka ugu taajirsan Siiriya oo lagu magacaabo Rami Makhlouf oo uu dhalay Madaxweynaha dalkaasi Bashar Al Assad abtigiis. Rami Makhlouf ayaa ah mulkiilaha Shirkada Telefonada Siiriya ee SyriaTel, waxaana hantidiisa lagu qiyaasaa $5 Bilyan oo dollar, waana ganacsadihii ugu weynaa ee maalgelinayey ciidamada Bashar Al Assad. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-21T22:19:46+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/","name":"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg","datePublished":"2020-05-21T22:19:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/a56d67eeab0a483c96f3c7adede21e9a_18.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ninka-ugu-taajirsan-siiriya-oo-hantidiisa-xayiraad-la-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ninka ugu taajirsan Siiriya oo Hantidiisa xayiraad la saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145863"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=145863"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145863\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":145866,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/145863\/revisions\/145866"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/145865"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=145863"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=145863"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=145863"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}