{"id":146022,"date":"2020-05-26T01:14:21","date_gmt":"2020-05-25T22:14:21","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146022"},"modified":"2020-05-26T01:14:21","modified_gmt":"2020-05-25T22:14:21","slug":"xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/","title":{"rendered":"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ahaa xubnihii Isbedeldoonka Jubbaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madiera.<\/p>\n<p>Xiddig ayaa ku eedeeyey danjire Madeira inuu shirkii Golaha Ammaanka ugu gafay Beel Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>C\/rashiid Xidig ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay dalka ka saarto Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia, maadaama uu si qaldan uga hadlay Arrimaha gudaha ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Danjire Madiera oo ka hadlayay maalmo ka hor Shirka Golaha ammaanka QM ayaa sheegay in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo xubnaha mucaaradka ee Beeshiisa ka tirsanaa ay heshiiyeen.<\/p>\n<p>Qaabka uu hadalka u dhigay Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madiera ayaa waxaa dhibsaday masuuliyiinta Jubbaland iyo siyaasiyiinta isbedeldoonka ee la heshiiyey oo jeclaan lahaa in warka loo dhigo khilaafkii ka dhashay doorashadii Jubbaland in la dhameeyey.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ahaa xubnihii Isbedeldoonka Jubbaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madiera. Xiddig ayaa ku eedeeyey danjire Madeira inuu shirkii Golaha Ammaanka ugu gafay Beel Soomaaliyeed. C\/rashiid Xidig ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146023,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146022","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan C\/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ahaa xubnihii Isbedeldoonka Jubbaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madiera. Xiddig ayaa ku eedeeyey danjire Madeira inuu shirkii Golaha Ammaanka ugu gafay Beel Soomaaliyeed. C\/rashiid Xidig ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-25T22:14:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"872\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/\",\"name\":\"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png\",\"datePublished\":\"2020-05-25T22:14:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png\",\"width\":1200,\"height\":872},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia - Wardoon","og_description":"Xildhibaan C\/rashiid Maxamed Xidig oo ka mid ahaa xubnihii Isbedeldoonka Jubbaland ee la heshiiyey Axmed Madoobe ayaa sheegay inay dacwad ku soo oogayaan Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya danjire Francisco Madiera. Xiddig ayaa ku eedeeyey danjire Madeira inuu shirkii Golaha Ammaanka ugu gafay Beel Soomaaliyeed. C\/rashiid Xidig ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay dalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-25T22:14:21+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":872,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/","name":"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png","datePublished":"2020-05-25T22:14:21+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Xidig.png","width":1200,"height":872},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiddig-oo-sheegay-iney-dacwayn-doonaan-wakiilka-midowga-afrika-ee-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiddig oo sheegay iney dacwayn doonaan Wakiilka Midowga Afrika ee Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146022"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146022\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146024,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146022\/revisions\/146024"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146023"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}