{"id":146033,"date":"2020-05-26T01:33:20","date_gmt":"2020-05-25T22:33:20","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146033"},"modified":"2020-05-26T01:33:20","modified_gmt":"2020-05-25T22:33:20","slug":"xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/","title":{"rendered":"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD"},"content":{"rendered":"<p>Warar soo baxay ayaa sheegayey in la weeraray diyaarad agab usiday maanta degmada Qansax dheere Ee Gobolka Bay.<\/p>\n<p>Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxayey cida rasaasta ku furtay Diyaaradaan oo ukireysneyd Shirkada Salaam Air iyadoo markii dambe la ogaaday in Xubno katirsan Al Shabaab ka dambeeyeen weerarkaasi.<\/p>\n<p>Markii hore waxaa la hadal hayey in ciidanka Itoobiya rasaas ku fureen balse Gudoomiyaha Degmada Qansax dheere C\/risaaq Cabdi Daahir oo wareysi bixiyey ayaa sheegay in arintaas ay ogaadeen in Dagaalyahano katirsan Al Shabaab oo si dhuumaaleysi ah ku yimid degmada ay hujuumkaasi ka dambeeyeen.<\/p>\n<p>Ma jirto war kasoo baxay Maamulka Shirkada Salaam Air oo diyaaradaasi ukireysneyd,iyadoo sidoo kale la sheegay in diyaarada dib loogu soo celiyey Muqdisho oo markii hore ka ambabaxday.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-146033-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DHAGEYSO-Xog-Culus-Oo-Laga-Helay-Diyaaradii-Lagu-Weeraray-Qansax.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DHAGEYSO-Xog-Culus-Oo-Laga-Helay-Diyaaradii-Lagu-Weeraray-Qansax.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/DHAGEYSO-Xog-Culus-Oo-Laga-Helay-Diyaaradii-Lagu-Weeraray-Qansax.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar soo baxay ayaa sheegayey in la weeraray diyaarad agab usiday maanta degmada Qansax dheere Ee Gobolka Bay. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxayey cida rasaasta ku furtay Diyaaradaan oo ukireysneyd Shirkada Salaam Air iyadoo markii dambe la ogaaday in Xubno katirsan Al Shabaab ka dambeeyeen weerarkaasi. Markii hore waxaa la hadal hayey in ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146035,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146033","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar soo baxay ayaa sheegayey in la weeraray diyaarad agab usiday maanta degmada Qansax dheere Ee Gobolka Bay. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxayey cida rasaasta ku furtay Diyaaradaan oo ukireysneyd Shirkada Salaam Air iyadoo markii dambe la ogaaday in Xubno katirsan Al Shabaab ka dambeeyeen weerarkaasi. Markii hore waxaa la hadal hayey in ciidanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-25T22:33:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/\",\"name\":\"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png\",\"datePublished\":\"2020-05-25T22:33:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png\",\"width\":600,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD - Wardoon","og_description":"Warar soo baxay ayaa sheegayey in la weeraray diyaarad agab usiday maanta degmada Qansax dheere Ee Gobolka Bay. Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxayey cida rasaasta ku furtay Diyaaradaan oo ukireysneyd Shirkada Salaam Air iyadoo markii dambe la ogaaday in Xubno katirsan Al Shabaab ka dambeeyeen weerarkaasi. Markii hore waxaa la hadal hayey in ciidanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-25T22:33:20+00:00","og_image":[{"width":600,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/","name":"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png","datePublished":"2020-05-25T22:33:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Ruush-Syria-DiyaradBasaas-190918-1.png","width":600,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xog-cusub-oo-laga-helay-diyaaradii-lagu-weeraray-qansax-dheere-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xog Cusub Oo Laga Helay Diyaaradii Lagu Weeraray Qansax Dheere +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146033"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146033"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146033\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146036,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146033\/revisions\/146036"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146035"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146033"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146033"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146033"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}