{"id":146149,"date":"2020-05-28T23:39:00","date_gmt":"2020-05-28T20:39:00","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146149"},"modified":"2020-05-28T23:39:00","modified_gmt":"2020-05-28T20:39:00","slug":"dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/","title":{"rendered":"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey"},"content":{"rendered":"<p><strong><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146151\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"383\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1-300x180.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>WAR-SAXAAFADEED<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay tuulada Gololey oo hoostagta Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo lagu laayay 8 qof oo rayid ah.<\/p>\n<p>Ficillada noocaan oo kala ah ee lagu xasuuqayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan waa kuwii ay ku caan baxeen kooxaha argagixisada ah ee cadowga ku ah nolosha iyo daganaanshha Ummadda Soomaaliyeed, kuwaasi oo sidoo kale ka shaqeeya iska hor keenista qeybaha kala duwan ee bulshada si ay colaad uga dhex abuuraan.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxay xanuunka la qeybsaneynsaa oo ay tacsi u direysaa qoysaskii iyo eheladii ay ka baxeen, waxayna marxuumiinta Alle uga baryaysaa in uu Jannadii Fardowsa ka waraabiyo.<\/p>\n<p>Dowladdu waxay amartay in baaris dag dag ah lagu sameeyo dhacdadaas, laguna dadaalo in dambiilayaasha xasuuqay dadkaas shacabka ah ee aan waxba galabsan gacanta lagu soo dhigo oo cadaaladda la horkeeno\u201d.<\/p>\n<p><strong>Innaa Lillaah Wa Innaa Ileyhi Raajicuun<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u2013DHAMMAAD-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146150\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99408506_10157580736882087_4589462629277237248_o.jpg\" alt=\"\" width=\"624\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99408506_10157580736882087_4589462629277237248_o.jpg 624w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99408506_10157580736882087_4589462629277237248_o-195x300.jpg 195w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/99408506_10157580736882087_4589462629277237248_o-273x420.jpg 273w\" sizes=\"(max-width: 624px) 100vw, 624px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay tuulada Gololey oo hoostagta Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo lagu laayay 8 qof oo rayid ah. Ficillada noocaan oo kala ah ee lagu xasuuqayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan waa kuwii ay ku caan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146151,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146149","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay tuulada Gololey oo hoostagta Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo lagu laayay 8 qof oo rayid ah. Ficillada noocaan oo kala ah ee lagu xasuuqayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan waa kuwii ay ku caan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-28T20:39:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/\",\"name\":\"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-28T20:39:00+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg\",\"width\":640,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey - Wardoon","og_description":"WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay tuulada Gololey oo hoostagta Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe, kaasi oo lagu laayay 8 qof oo rayid ah. Ficillada noocaan oo kala ah ee lagu xasuuqayo dad shacab ah oo aan waxba galabsan waa kuwii ay ku caan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-28T20:39:00+00:00","og_image":[{"width":640,"height":383,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/","name":"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg","datePublished":"2020-05-28T20:39:00+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/101461025_3110419505685183_3296660482290614272_n-1.jpg","width":640,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-somalia-oo-alshabbaab-ku-eedaysay-xasuuqii-ka-dhacay-tuulada-gololey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Somalia oo Alshabbaab ku eedaysay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146149"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146149"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146149\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146152,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146149\/revisions\/146152"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146149"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146149"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146149"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}