{"id":146327,"date":"2020-05-31T18:36:53","date_gmt":"2020-05-31T15:36:53","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146327"},"modified":"2020-05-31T18:36:53","modified_gmt":"2020-05-31T15:36:53","slug":"gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/","title":{"rendered":"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare"},"content":{"rendered":"<p>Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go\u2019aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka.<\/p>\n<p>Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood, ayaa maanta sheegay inay soo geba-gebeeyeen howshooda, iyadoo warbixintooda u gudbin doona Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka.<\/p>\n<p>Xeerarka Guddiga ay soo dhameystirayeen ayaa waxaa ka mid ahaa sidii Gobolka Banaadir uu wax uga heli lahaa kuraasta Aqalka Sare ee baarlamanka, arrinta Somaliland iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Sida ay noo sheegeen xubno guddiga ka mid ah, waxay go\u2019aamiyeen in 7 kursi oo dheeri ah lagu daro Aqalka Sare oo hadda ka kooban 54 kursi, ayada oo 7-da kursi lasii doono Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Valueimpression Placeholder<br \/>\nGuddiga ayaa sidoo kale go\u2019aamiyey in kuraastaas 7-da ah lagu dooran doono hab qeybsiga 4.5.<\/p>\n<p>In kuraastan la meel-mariyo ayaa u baahnaan doonta wax ka beddel lagu sameeyo dastuurka dalka, kaasi oo laga rabo baarlamanka Labada Aqal uu ku ansixiyo 3 meel labo meel.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan guddiga ayaa sidoo kale noo sheegay, qeybinta 7-da kursi ay go\u2019aan ka gaari doonaan hoggaanka sare ee dalka.<\/p>\n<p>Arrntan ayaa khilaaf cusub horseedi doonto, ayada oo la rumeysan yahay in beelaha dega Muqdisho ay ka dhiidhin doonaan in dad aan u dhalan gobolka ay Aqalka Sare ku matalaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go\u2019aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood, ayaa maanta sheegay inay soo geba-gebeeyeen howshooda, iyadoo warbixintooda u gudbin doona Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka. Xeerarka Guddiga ay soo dhameystirayeen ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146328,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146327","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go\u2019aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood, ayaa maanta sheegay inay soo geba-gebeeyeen howshooda, iyadoo warbixintooda u gudbin doona Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka. Xeerarka Guddiga ay soo dhameystirayeen ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-05-31T15:36:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"810\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/\",\"name\":\"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg\",\"datePublished\":\"2020-05-31T15:36:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg\",\"width\":1080,\"height\":810},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare - Wardoon","og_description":"Gobolka Banaadir ayaa markii ugu horreysay matalaad ku yeelan doona Aqalka Sare ee baarlamanka, sida ay go\u2019aamiyeen Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka. Guddigan, oo ka kooban 14 xubnood, ayaa maanta sheegay inay soo geba-gebeeyeen howshooda, iyadoo warbixintooda u gudbin doona Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka. Xeerarka Guddiga ay soo dhameystirayeen ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-05-31T15:36:53+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":810,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/","name":"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg","datePublished":"2020-05-31T15:36:53+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/05\/Muqdisho.jpg","width":1080,"height":810},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gobolka-banaadir-oo-7-xubnood-laga-siiyay-aqalka-sare\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gobolka Banaadir oo 7 xubnood laga siiyay Aqalka Sare"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146327"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146327"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146327\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146329,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146327\/revisions\/146329"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146328"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146327"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146327"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146327"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}