{"id":146496,"date":"2020-06-05T16:51:54","date_gmt":"2020-06-05T13:51:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146496"},"modified":"2020-06-05T16:51:54","modified_gmt":"2020-06-05T13:51:54","slug":"wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta  oo isku dhacay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hor-yimid warqad lagu amrayo shirkadaha isgaarsiinta qaranka inay qaataan rukhsadda dowladda, taasi oo kasoo baxday maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta qaranka.<\/p>\n<p>Qoraalka wasiir Canshuur ayaa loo diray shirkadaha Hormuud, Somtel, Golis, Telsom iyo Amtel, waxaana wasiirka uu ku wargeliyey in rukhsadaha uu soo saaray Maareeyaha aysan waafaqsaneyn sharciga Isgaarsiinta oo aysan ku dhaqmi karin shirkadaha, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa banaanka usoo saartay loolan xooggan, oo la rumeysan yahay inuu dhaqaale salka ku hayo, oo u dhaxeeya wasiirka iyo hay\u2019adda isgaarsiinta qaranka.<\/p>\n<p>Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa ku doodaysa inay tahay hay\u2019ad u madax banaan fulinta howlaha loo igmaday oo ay ku bixin karto ogolaanshaha rukhsadaha, waxayna cuskaneysaa qodobka 7aad ee Sharciga Hey\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa sheegay in maareeyuhu ay howshiisa tahay bixinta ogolaanshaha rukhsadaha, wasiirkuna uusan faro-gelin karin.<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ku doodeen in wasiirka shaqo ku laheyn arrimaha rukhsad bixinta, balse uu leeyahay oo kaliya la socosho, laguna war-geliyey arrintan.<\/p>\n<p>Inta badan shirkadaha Isgaarsiinta ayaa u hoggaansamay warqadii ka soo baxday Maareeyaha, iyagoo shubay lacagtii laga rabay ee ogolaanshaha rukhsadaha shaqo.<\/p>\n<p>Hoos ka aqriso warqadda wasiirka<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146497\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1.png\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1.png 1653w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-212x300.png 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-724x1024.png 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-768x1087.png 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-1086x1536.png 1086w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-1447x2048.png 1447w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-696x985.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-1068x1511.png 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Rukhsadaha-Shir.-Isgaarsinta-1-297x420.png 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hor-yimid warqad lagu amrayo shirkadaha isgaarsiinta qaranka inay qaataan rukhsadda dowladda, taasi oo kasoo baxday maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta qaranka. Qoraalka wasiir Canshuur ayaa loo diray shirkadaha Hormuud, Somtel, Golis, Telsom iyo Amtel, waxaana wasiirka uu ku wargeliyey in rukhsadaha uu soo saaray Maareeyaha aysan waafaqsaneyn [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146498,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hor-yimid warqad lagu amrayo shirkadaha isgaarsiinta qaranka inay qaataan rukhsadda dowladda, taasi oo kasoo baxday maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta qaranka. Qoraalka wasiir Canshuur ayaa loo diray shirkadaha Hormuud, Somtel, Golis, Telsom iyo Amtel, waxaana wasiirka uu ku wargeliyey in rukhsadaha uu soo saaray Maareeyaha aysan waafaqsaneyn [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-05T13:51:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/\",\"name\":\"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png\",\"datePublished\":\"2020-06-05T13:51:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png\",\"width\":960,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa ka hor-yimid warqad lagu amrayo shirkadaha isgaarsiinta qaranka inay qaataan rukhsadda dowladda, taasi oo kasoo baxday maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta qaranka. Qoraalka wasiir Canshuur ayaa loo diray shirkadaha Hormuud, Somtel, Golis, Telsom iyo Amtel, waxaana wasiirka uu ku wargeliyey in rukhsadaha uu soo saaray Maareeyaha aysan waafaqsaneyn [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-05T13:51:54+00:00","og_image":[{"width":960,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/","name":"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png","datePublished":"2020-06-05T13:51:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/cabdi_canshuur.png","width":960,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-boostada-iyo-isgaarsiinta-iyo-maareeyaha-hayadda-isgaarsiinta-oo-isku-dhacay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta iyo maareeyaha hay\u2019adda Isgaarsiinta oo isku dhacay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146496"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146499,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146496\/revisions\/146499"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}