{"id":146523,"date":"2020-06-06T13:11:56","date_gmt":"2020-06-06T10:11:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=146523"},"modified":"2020-06-06T13:11:56","modified_gmt":"2020-06-06T10:11:56","slug":"jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/","title":{"rendered":"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146525\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Lieutenant-Fouad-Youssouf.jpeg\" alt=\"\" width=\"550\" height=\"462\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Lieutenant-Fouad-Youssouf.jpeg 550w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Lieutenant-Fouad-Youssouf-300x252.jpeg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Lieutenant-Fouad-Youssouf-500x420.jpeg 500w\" sizes=\"(max-width: 550px) 100vw, 550px\" \/><\/p>\n<p>Qaar ka mid ah Gobolada dalka Jabuuti waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda xariga askeriga gadooday ee dhawaan soo duubay muuqaal uu uga sheekeynaya sida loola dhaqmay inta uu xasbiga ku jiray.<\/p>\n<p>Muddaaharadayaal careysan ayaa taayeero ku gubay waddooyinka iyagoo dalbanaya in la sii daaya Fu\u2019aad Yuusuf Cali oo horay u ahaa duuliye ka tirsan ciidammada cirka ee Jibuuti.<\/p>\n<p>Xeerilaaliyaha dalka Jabuuti ayaa sharci daro ku tilmaamay tilaabadda ay qaadeen dadka Banaanxyadda dhigay, islamarkaana Sharciga la marsiin doono.<\/p>\n<p>Waxaa uu sidoo kale faahfaahin ka bixiyay Askariga xiran iyo waxyaabaha lagu soo eedeeyay.<\/p>\n<p>Xeer Ilaaliyaha Guud ee dalka Jabuuti ayaa sheegay in Fu\u2019aad Yuusuf loo haysto inuu diyaarad milateri xadi rabay iyo inuu xiriir la sameeyay dal Jabuuti ay cadaw yihiin.<\/p>\n<p>Waxaa uu tilaamay in uu fu\u2019aad mari doono Sharciga, islamarkaana laga doonaayo dadka reer Jabuuti in ay kalsooni ku qabaan Garsoorka.<\/p>\n<p>Xaaladda dalka Jabuuti ayaa maanta deggan ka dib markii ay shalay halkaas ka dheceen banaanbaxyo ay dhigeen dad ka caraysan askarigaas ka tirsanaa ciidanka cirka oo laga soo musaafuriyey dalka Itoobiya ka dibna gacanta loo geliyey dawladda Jabuuti.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F1812948969009266%2Fvideos%2F3180469445350227%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Gobolada dalka Jabuuti waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda xariga askeriga gadooday ee dhawaan soo duubay muuqaal uu uga sheekeynaya sida loola dhaqmay inta uu xasbiga ku jiray. Muddaaharadayaal careysan ayaa taayeero ku gubay waddooyinka iyagoo dalbanaya in la sii daaya Fu\u2019aad Yuusuf Cali oo horay u ahaa duuliye ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146524,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146523","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah Gobolada dalka Jabuuti waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda xariga askeriga gadooday ee dhawaan soo duubay muuqaal uu uga sheekeynaya sida loola dhaqmay inta uu xasbiga ku jiray. Muddaaharadayaal careysan ayaa taayeero ku gubay waddooyinka iyagoo dalbanaya in la sii daaya Fu\u2019aad Yuusuf Cali oo horay u ahaa duuliye ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-06T10:11:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/\",\"name\":\"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-06T10:11:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg\",\"width\":480,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah Gobolada dalka Jabuuti waxaa ka dhacay dibadbaxyo looga soo horjeeda xariga askeriga gadooday ee dhawaan soo duubay muuqaal uu uga sheekeynaya sida loola dhaqmay inta uu xasbiga ku jiray. Muddaaharadayaal careysan ayaa taayeero ku gubay waddooyinka iyagoo dalbanaya in la sii daaya Fu\u2019aad Yuusuf Cali oo horay u ahaa duuliye ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-06T10:11:56+00:00","og_image":[{"width":480,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/","name":"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg","datePublished":"2020-06-06T10:11:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/hqdefault-1.jpg","width":480,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jabuuti-oo-qiil-la-yaab-leh-u-sameysay-xariga-duuliye-fuaad-yuusuf-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jabuuti oo qiil la yaab leh u sameysay Xariga Duuliye Fu\u2019aad Yuusuf +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146523"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146523"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146523\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146526,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146523\/revisions\/146526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146524"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}