{"id":146607,"date":"2020-06-08T10:31:36","date_gmt":"2020-06-08T07:31:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146607"},"modified":"2020-06-08T10:33:38","modified_gmt":"2020-06-08T07:33:38","slug":"gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/","title":{"rendered":"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146608\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1-300x184.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada ammaanka ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa si wadajir ah u sameeyey ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland oo kaashanaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay geysay magaaladaasi.<\/p>\n<p>Saraakiisha horkaceysay howl-galladaasi ayaa sheegay in u jeedkooda uu ahaa xaqiijinta amniga Gaalkacyo, iyadoona baaritaano laga sameeyey koonfurta iyo waqooyiga degmadaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay saraakiisha intaasi ku dareen in baaritaanadaasi lagu soo qab-qabtay dad badan oo looga shakiyey inay xiriir la leeyihiin kooxda Al-Shabaab oo inta badan weeraro iyo dilal qorsheysan ka fulisa halkaasi.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in howl-galladu inta ay socdeen saameeyeen isku socodka dadka iyo gaadiidka ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Maalin ka hor ayey aheyd markii magaalada Gaalkacyo lagu toogtay nin hubeysnaa oo la sheegay inuu Al-Shabaab u qaabilsanaa gobolka Mudug, halka mid kale oo ganacsade ahaa balse lagu eedeeyey inuu xiriir lalaaha ninka la dilay lagu qabtay koonfurta degmadaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada ammaanka ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa si wadajir ah u sameeyey ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland oo kaashanaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay geysay magaaladaasi. Saraakiisha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146608,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada ammaanka ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa si wadajir ah u sameeyey ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland oo kaashanaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay geysay magaaladaasi. Saraakiisha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-08T07:31:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-06-08T07:33:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/\",\"name\":\"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-08T07:31:36+00:00\",\"dateModified\":\"2020-06-08T07:33:38+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg\",\"width\":660,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howl-gallo ciidamada ammaanka ay xalay ka sameeyeen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Howl-gallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxaa si wadajir ah u sameeyey ciidamada maamullada Galmudug iyo Puntland oo kaashanaya ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay geysay magaaladaasi. Saraakiisha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-08T07:31:36+00:00","article_modified_time":"2020-06-08T07:33:38+00:00","og_image":[{"width":660,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/","name":"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg","datePublished":"2020-06-08T07:31:36+00:00","dateModified":"2020-06-08T07:33:38+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/gaalkcy-660x405-1.jpg","width":660,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gaalkacyo-oo-dad-badan-lagu-qab-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"GAALKACYO oo dad badan lagu qab-qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146607"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146607"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146609,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146607\/revisions\/146609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146608"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}