{"id":146751,"date":"2020-06-10T17:42:34","date_gmt":"2020-06-10T14:42:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146751"},"modified":"2020-06-10T17:42:34","modified_gmt":"2020-06-10T14:42:34","slug":"galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/","title":{"rendered":"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-146752\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidamada NISA qeybta Galmudug ay halkaas ka sameeyeen howlgal lagu soo xiray odayaal dhawr ah oo ka tirsan kuwa deegaanka.<\/p>\n<p>Ciidamadaan howlgalka sameeyey oo watay gawaarida dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayey dadka deegaanka sheegeen inay wateen illaa 6 oday, oo ahaa kuwa si weyn looga garanayo deegaanka Baxdo.<\/p>\n<p>Odayaasha la watay ayaa lagu eedeeyey inay jabiyeen amar kasoo baxay Maamulka Galmudug oo ah inaan loo tagi karin Al-Shabaab, islamarkaana aan la fulin karin amaradooda.<\/p>\n<p>Odayaashaan ayaa la sheegay inay diideen amarka kasoo baxay Maamulka Galmudug ayna tageen deegaano ay ka arrimiyaan Al-Shabaab kadib markii halkaas looga wacay.<\/p>\n<p>Xariga loo geystay odayaashaan ayaa imaanaya xilli maalmo ka hor Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi uu sheegay in dadka aada deegaanada ay joogaan Al-Shabaab ee fuliya amaradooda in laga qaadi doono tallaabo sharciga waafaqsan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa maqalnay in odayaasha in odayaasha qabaa\u2019ilka in laga wacay deegaanada Al-Shabaab, haddii ay tagaan waxba kama soo noqonayaan, kamana duwana argagixisada,\u201d ayuu yiri Axmed Fiqi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in aanay suura gal aheyn in odayaasha dhaqanka ee aada deegaanada Al-Shabaab inay inta dib u soo laabtaan iska joogaan deegaanada maamulka Galmudug, iyagoo ku shaqeynaya tilmaamihii Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cYeysan noo soo noqon Al-Shabaab haka mid noqdaan, haku biiraan, dagaalkana ha soo galaan, laakiin suurta gal ma ahan oday ku shaqeynaya tilmaamihii Al-Shabaab inuu na dhex joogo inuu xoriyad ku soo laabto uu noo yimaado\u201dayuu yiri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidamada NISA qeybta Galmudug ay halkaas ka sameeyeen howlgal lagu soo xiray odayaal dhawr ah oo ka tirsan kuwa deegaanka. Ciidamadaan howlgalka sameeyey oo watay gawaarida dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayey dadka deegaanka sheegeen inay wateen illaa 6 oday, oo ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146752,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146751","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidamada NISA qeybta Galmudug ay halkaas ka sameeyeen howlgal lagu soo xiray odayaal dhawr ah oo ka tirsan kuwa deegaanka. Ciidamadaan howlgalka sameeyey oo watay gawaarida dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayey dadka deegaanka sheegeen inay wateen illaa 6 oday, oo ahaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-10T14:42:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/\",\"name\":\"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-10T14:42:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray - Wardoon","og_description":"Wararka naga soo gaarayo deegaanka Baxdo ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ciidamada NISA qeybta Galmudug ay halkaas ka sameeyeen howlgal lagu soo xiray odayaal dhawr ah oo ka tirsan kuwa deegaanka. Ciidamadaan howlgalka sameeyey oo watay gawaarida dagaalka iyo hubka noocyadiisa kala duwan ayey dadka deegaanka sheegeen inay wateen illaa 6 oday, oo ahaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-10T14:42:34+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/","name":"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg","datePublished":"2020-06-10T14:42:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Odayaal.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/galgaduud-odayaal-u-tagay-kooxda-al-shabaab-oo-xabsi-lagu-guray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Galgaduud Odayaal u tagay kooxda Al-Shabaab oo xabsi lagu guray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146751"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146751"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146751\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146753,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146751\/revisions\/146753"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146752"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146751"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146751"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146751"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}