{"id":146844,"date":"2020-06-13T20:59:02","date_gmt":"2020-06-13T17:59:02","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146844"},"modified":"2020-06-13T20:59:02","modified_gmt":"2020-06-13T17:59:02","slug":"daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/","title":{"rendered":"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo loo heysto eedeymo musuq-maasuq ah, kuwaas oo dhowaan xabsiga la dhigay.<\/p>\n<p>Xubnaha dacwadooda la dhageysanayo ayaa gaaraya illaa 10 ruux, kuwaas oo ay ku jiraan agaasimeyaal waaxeedyo iyo agaasimaha guud ee wasaaradda.<\/p>\n<p>Dhammaan xubnahan ayaa xeer ilaalinta dalka waxa ay ku soo eedeysay lunsashada xoolo dadweyne, gaar ahaan markii uu bilowga ahaa cudurka faafa ee Coronavirus.<\/p>\n<p>Dr. Suleymaan Maxamed Maxamuud oo ah xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa horey u sheegay in isagoo kaashanayo xafiiska Hanti dhowraha guud ay soo qabteen 20 qof oo lagu helay musuq-maasuq ka dhacay howlaha caafimaadka ee Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya, kadibna lugaha la galay wasaarado kale.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa ku soo aadeysa, iyadoo suuqyada magaalada Muqdisho lagu arkay, iyada oo lakala iibsanayo agabkii loogu tala-galay ka hortaga cuduka Covid-19 ee loogu deeqay dowladda federaaka ah ee Soomaaliya, kadib la musuq-maasuqay qalabkaasi.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019aheetee inta badan kiisaska la xiriira musuqa ayaa ku soo dhamaada wada-hadal iyo in la sii daayo xubnaha lagu helay, iyadoo aan la shaacin halka uu ku dhamaaday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iSjvik83qkM\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo loo heysto eedeymo musuq-maasuq ah, kuwaas oo dhowaan xabsiga la dhigay. Xubnaha dacwadooda la dhageysanayo ayaa gaaraya illaa 10 ruux, kuwaas oo ay ku jiraan agaasimeyaal waaxeedyo iyo agaasimaha guud ee wasaaradda. Dhammaan xubnahan ayaa xeer ilaalinta dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo loo heysto eedeymo musuq-maasuq ah, kuwaas oo dhowaan xabsiga la dhigay. Xubnaha dacwadooda la dhageysanayo ayaa gaaraya illaa 10 ruux, kuwaas oo ay ku jiraan agaasimeyaal waaxeedyo iyo agaasimaha guud ee wasaaradda. Dhammaan xubnahan ayaa xeer ilaalinta dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-13T17:59:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"717\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"502\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/\",\"name\":\"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png\",\"datePublished\":\"2020-06-13T17:59:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png\",\"width\":717,\"height\":502},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwad lagu soo oogay xubno ka tirsan wasaaradda caafimaadka oo loo heysto eedeymo musuq-maasuq ah, kuwaas oo dhowaan xabsiga la dhigay. Xubnaha dacwadooda la dhageysanayo ayaa gaaraya illaa 10 ruux, kuwaas oo ay ku jiraan agaasimeyaal waaxeedyo iyo agaasimaha guud ee wasaaradda. Dhammaan xubnahan ayaa xeer ilaalinta dalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-13T17:59:02+00:00","og_image":[{"width":717,"height":502,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/","name":"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png","datePublished":"2020-06-13T17:59:02+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-33.png","width":717,"height":502},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-mas-uuliyiin-maxkamad-latootaagay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Mas uuliyiin maxkamad latootaagay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146844"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146846,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146844\/revisions\/146846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146845"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}