{"id":146917,"date":"2020-06-15T17:53:25","date_gmt":"2020-06-15T14:53:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=146917"},"modified":"2020-06-15T17:53:25","modified_gmt":"2020-06-15T14:53:25","slug":"daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/","title":{"rendered":"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi  kajediyay shirka Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Wajigii labad ee Wadahadladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Somaliland ee shalay ka furmay Waddanka Jabuuti oo maanta mar kale dib u furmay oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidoo kalena waxaa shirkaasi goob joog ka ahaa Dawladda Maraykanka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaasi hadal ka jeediyey ayaa guddiga farsamo ee wada-hadalada loo saaray kula dardaarmay in runta laga-wada hadlo islamarkaana, loo baahan yahay in shirkaasi guulaysto oo midho-dhal wax ku ool ahi kasoo baxaan.<\/p>\n<p>\u201cDhankayaga waxaanu halkan la nimi run, wixii aanu dhibaato u aragno in aanu sheegno, wixii Soomaali u dan ah ee aanu ka fursan waynayna waanu la nimi, Walaalahayo waxaanu u sheegaynaa si walaaltinimo ah waxaanu diyaar u nahay inaanu dhegaysano rayiga naga duwan ee kaayaga ka kafog in aanu dhegaysano oo dulqaadkeeda yeelano oo aaanu rog-rogno baanu u nimi ayuu yiri\u201d Madaxweyne Muuse Biixi.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu ugu baaqay Madaxda Dowladda Federaalka in sidaa iyo si lamida ay ka doonayaan,isla markaana Shirka Maanta kaliya uu yahay mid dhexmaraya guddiga farsamo ee wada-hadalada loo saaray.<\/p>\n<p>\u201cQofkasta oo Soomaali ah shirkan ayuu indhaha ku hayaa, halkanna dad wax kala tabanaya ayaa ku kulmaya ee saaxiibtinimo ma taalla, maanta waxaan ka hadlaynaa maxaa dan u ah guud ahaan Soomaali oo dhan\u201d.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F917001842136922%2F&amp;show_text=0&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wajigii labad ee Wadahadladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Somaliland ee shalay ka furmay Waddanka Jabuuti oo maanta mar kale dib u furmay oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidoo kalena waxaa shirkaasi goob joog ka ahaa Dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaasi hadal ka jeediyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":146919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-146917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wajigii labad ee Wadahadladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Somaliland ee shalay ka furmay Waddanka Jabuuti oo maanta mar kale dib u furmay oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidoo kalena waxaa shirkaasi goob joog ka ahaa Dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaasi hadal ka jeediyey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-15T14:53:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"564\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"538\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/\",\"name\":\"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png\",\"datePublished\":\"2020-06-15T14:53:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png\",\"width\":564,\"height\":538},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon","og_description":"Wajigii labad ee Wadahadladii u dhaxeeyey Dowladda Federaalka Soomaliya iyo Somaliland ee shalay ka furmay Waddanka Jabuuti oo maanta mar kale dib u furmay oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, sidoo kalena waxaa shirkaasi goob joog ka ahaa Dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo halkaasi hadal ka jeediyey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-15T14:53:25+00:00","og_image":[{"width":564,"height":538,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/","name":"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png","datePublished":"2020-06-15T14:53:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Capture-42.png","width":564,"height":538},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-khudbadii-muuse-biixi-kajediyay-shirka-jabuuti\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Khudbadii Muuse Biixi kajediyay shirka Jabuuti"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146917"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=146917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":146920,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/146917\/revisions\/146920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/146919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=146917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=146917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=146917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}