{"id":147226,"date":"2020-06-22T10:56:50","date_gmt":"2020-06-22T07:56:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147226"},"modified":"2020-06-22T10:56:50","modified_gmt":"2020-06-22T07:56:50","slug":"axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/","title":{"rendered":"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay&#8217;adda Duulista Rayidka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147228\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.png\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"465\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.png 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880-300x211.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880-100x70.png 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880-596x420.png 596w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka saxiixay sharciga duuliska rayidka hawada, kaas oo xilligaan muhiim ah Soomaaliya oo horey ula soo wareegtay maamullida hawadeeda.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa saxiixa kadib u mahadceliyey xildhibaanada labada aqal iyo khuburadii qeybta ka soo qaatay sharcigaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa intaasi kadib magacaabay maareeyaha guud ee hay\u2019adda duulista rayidka, kaas oo loo magacaabay Mudane Axmed Macalin Xasan oo xilkaasi horey ugu hayey si kumeel gaar ah.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso warsaxaafadeedka:<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey dadaalka ay galiyeen sharcigan dhaxal reebka ah.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Madaxweyne Farmaajo ayaa u magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay\u2019adda Duulista Rayidka Mudane Axmed Macalin Xasan, wuxuuna Eebe uga baryay inuu la garab galo masuuliyadda culus ee loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka saxiixay sharciga duuliska rayidka hawada, kaas oo xilligaan muhiim ah Soomaaliya oo horey ula soo wareegtay maamullida hawadeeda. Madaxweyne Farmaajo ayaa saxiixa kadib u mahadceliyey xildhibaanada labada aqal iyo khuburadii qeybta ka soo qaatay sharcigaasi. Sidoo kale madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa intaasi kadib magacaabay maareeyaha guud [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147227,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147226","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay&#039;adda Duulista Rayidka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay&#039;adda Duulista Rayidka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka saxiixay sharciga duuliska rayidka hawada, kaas oo xilligaan muhiim ah Soomaaliya oo horey ula soo wareegtay maamullida hawadeeda. Madaxweyne Farmaajo ayaa saxiixa kadib u mahadceliyey xildhibaanada labada aqal iyo khuburadii qeybta ka soo qaatay sharcigaasi. Sidoo kale madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa intaasi kadib magacaabay maareeyaha guud [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-22T07:56:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"465\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/\",\"name\":\"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-22T07:56:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg\",\"width\":660,\"height\":465},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay&#8217;adda Duulista Rayidka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saaka saxiixay sharciga duuliska rayidka hawada, kaas oo xilligaan muhiim ah Soomaaliya oo horey ula soo wareegtay maamullida hawadeeda. Madaxweyne Farmaajo ayaa saxiixa kadib u mahadceliyey xildhibaanada labada aqal iyo khuburadii qeybta ka soo qaatay sharcigaasi. Sidoo kale madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa intaasi kadib magacaabay maareeyaha guud [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-22T07:56:50+00:00","og_image":[{"width":660,"height":465,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/","name":"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay'adda Duulista Rayidka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg","datePublished":"2020-06-22T07:56:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/2020622637283895732552880.jpg","width":660,"height":465},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/axmed-macalin-xasan-oo-loomagacaabay-maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Axmed Macalin Xasan oo loomagacaabay Maareeyaha Hay&#8217;adda Duulista Rayidka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147226"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147226"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147226\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147229,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147226\/revisions\/147229"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147227"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147226"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147226"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147226"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}