{"id":147230,"date":"2020-06-22T11:08:42","date_gmt":"2020-06-22T08:08:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147230"},"modified":"2020-06-22T11:08:42","modified_gmt":"2020-06-22T08:08:42","slug":"qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147231\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"320\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1-300x138.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray Jaamacadda Cusub ee uu Guddoomiyaha ka yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, taasi oo lagu magacaabo United Nations Academy of Somalia (UNAS).<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu beeniyay in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay iyo Jaamacadda United Nations Academy of Somalia ee uu leeyahay Cali Geedi.<\/p>\n<p>Sidoo kale Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay in UNAS aysan helin rukhsad ay ku isticmaasho magaca QM ama astaanteeda, waxaana QM sheegtay in adeegsiga magacaas uusan sharciga aheyn.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Qaramada Midoobay ayaa tilmaamtay inay dacwad sharci ah la tiigsan doonaan Magaca UNAS oo ah Jaamacad Cusub uu hogaamiyo Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, isla markaana wax loogu barto hab Online ah.<\/p>\n<p>Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dooneysaa inay caddeyso inuusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay iyo waxa loogu yeero \u2018United Nations Academy of Somalia (UNAS).\u2019<\/p>\n<p>Adeegsiga sharciga ah ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay kaliya waxaa lagu heli karaa kaddib marka la maro hannaan adag oo codsi ah oo u baahan oggolaansho qoraal ah oo ka yimaada Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.<\/p>\n<p>\u2018UNAS\u2019 ma codsan mana helin rukhsad ay ku isticmaasho magaca QM ama astaanta. Oggolaansho weligiis ma siinin Xoghayaha Guud arrin laga leeyahay u jeeddooyin ganacsi oo gaar ah, sida nooca ay ku howlgashay UNAS.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay xiriir la sameysay \u2018UNAS,\u2019 mas\u2019uuliyiinta Soomaaliya iyo shabakadaha caalamiga ah oo ay quseyso ee dhanka Internet-ka iyo hay\u2019adaha warbaahinta bulshada oo ay ku wargalisay arrintaa ku saabsan adeegsiga aan sharciga aheyn ee magaca iyo astaanta Qaramada Midoobay, waxa ayna la beegsaneysaa dacwad sharci ah, oo ah in UNAS ay joojiso adeegsigaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray Jaamacadda Cusub ee uu Guddoomiyaha ka yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, taasi oo lagu magacaabo United Nations Academy of Somalia (UNAS). Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu beeniyay in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147231,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147230","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray Jaamacadda Cusub ee uu Guddoomiyaha ka yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, taasi oo lagu magacaabo United Nations Academy of Somalia (UNAS). Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu beeniyay in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-22T08:08:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"320\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/\",\"name\":\"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-22T08:08:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":320},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi - Wardoon","og_description":"Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray Jaamacadda Cusub ee uu Guddoomiyaha ka yahay Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee dalka Cali Maxamed Geedi, taasi oo lagu magacaabo United Nations Academy of Somalia (UNAS). Qoraal kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa waxaa lagu beeniyay in uusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-22T08:08:42+00:00","og_image":[{"width":696,"height":320,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/","name":"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg","datePublished":"2020-06-22T08:08:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Jaamacadda-696x320-1.jpg","width":696,"height":320},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-dacwad-kusoo-oogtay-cali-geedi\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaramada Midoobay oo dacwad kusoo oogtay Cali Geedi"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147230"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147230"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147230\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147232,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147230\/revisions\/147232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147231"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147230"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147230"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147230"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}