{"id":147313,"date":"2020-06-23T10:49:14","date_gmt":"2020-06-23T07:49:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147313"},"modified":"2020-06-23T10:49:14","modified_gmt":"2020-06-23T07:49:14","slug":"dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey"},"content":{"rendered":"<p>Aadan Barre Ducaale oo ahaa Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo uu hayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa ka hadlay sida uu arko xilka ka qaadista lagu sameeyey maanta<\/p>\n<p>Ducaale ayaa sheegay in culeys weyn uu haatan ka dhacay isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay.<\/p>\n<p>\u201cMa garanayo sababta xilka la iiga qaaday, Madaxweynaha waa uu i amaanay, inaan shaqadeyda kasoo baxay, koley waa la ogaan doonaa laakin hadda waxaan ahay nin shaqadii loo dhiibay gutay, weli waxaan ahay xildhibaankii dadkii sharafta badnaa ee Gaarisa Township, marka hadda waxaan u shaqeynayaa shacabkeygii\u201d ayuu yiri Aadan Barre Ducaale.<\/p>\n<p>Xisbiga Jubilee ee talada haya ayaa u muuqaday mid si weyn u kala qeybsamay bilihii la soo dhaafay iyagoo u kala go\u2019ay laba garab oo kala taageersan Madaxweyne Kenyatta iyo garab kale oo teegeersan ku-xigeenkiisa Wiliam Ruto. Waxayna arrintaas ka dambeysay markii Kenyatta uu heshiis uusan qeyb ka ahayn Ruto la galay hoggaamiyaha Mucaaradka Raila odinga.<\/p>\n<p>Labadii sanadood ee ugu dambaysayna waxa ay warbaahinta gudaha tabinaysay in xiriirka madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa uu sii xumaanayay.<\/p>\n<p>Dadka ka faalooda siyaasada Kenya ayaa sheegaya in Aadan Barre Ducaale lagu xamanayay inuu ku dhaw yahay siyaasad ahaan Madaxweyne Ku-xigeenka Kenya William Ruto sidaa darteedna Madaxweynahana uu wacad ku maray in uu xilka ka qaadayo cid kasta oo aan daacad u aheyn isaga.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdirizakHAtosh%2Fvideos%2F2605000466418316%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"315\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aadan Barre Ducaale oo ahaa Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo uu hayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa ka hadlay sida uu arko xilka ka qaadista lagu sameeyey maanta Ducaale ayaa sheegay in culeys weyn uu haatan ka dhacay isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. \u201cMa garanayo sababta xilka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aadan Barre Ducaale oo ahaa Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo uu hayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa ka hadlay sida uu arko xilka ka qaadista lagu sameeyey maanta Ducaale ayaa sheegay in culeys weyn uu haatan ka dhacay isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. \u201cMa garanayo sababta xilka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-23T07:49:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/\",\"name\":\"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg\",\"datePublished\":\"2020-06-23T07:49:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg\",\"width\":600,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey - Wardoon","og_description":"Aadan Barre Ducaale oo ahaa Guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya oo uu hayay toddobadii sano ee la soo dhaafay ayaa ka hadlay sida uu arko xilka ka qaadista lagu sameeyey maanta Ducaale ayaa sheegay in culeys weyn uu haatan ka dhacay isla markaana uu diiradda saarayo ka shaqeynta danaha shacabka soo doortay. \u201cMa garanayo sababta xilka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-23T07:49:14+00:00","og_image":[{"width":600,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/","name":"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg","datePublished":"2020-06-23T07:49:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/Aaaa.jpg","width":600,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-aadan-barre-ducaale-oo-kahadlay-xilka-qaadista-lagu-sameeyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhagayso Aadan Barre Ducaale oo kahadlay xilka qaadista lagu sameeyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147313"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147314,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147313\/revisions\/147314"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}