{"id":147628,"date":"2020-06-27T12:10:22","date_gmt":"2020-06-27T09:10:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=147628"},"modified":"2020-06-27T12:10:22","modified_gmt":"2020-06-27T09:10:22","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-147412\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/XIldhibaanada-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/>Waxaa maanta xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah ugu shiraan xildhibaanada golaha shacabka lagu wadaa in ay ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in cod loogu qaado xeerka matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare.<\/p>\n<p>Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulamadii ugu dabeeyay doodo adag ka yeeshay matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare kadib mooshin ay gudoonka Baarlmaanka u gudbiyeen 130-Xildhibaan.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku heleyno Xildhibanaada beesha Hawiye ayaa horboodaya in gobolka Banaadir laga siiyo 13-kursi aqalka sare, waxa ayna Xildhibaanadan olole xoogan ugu jireen maalmihii iyo saacadihii lasoo dhaafay sidii loo meel marin lahaa xeerkan.<\/p>\n<p>Xildhibaano badan oo kasoo jeeda qaar kamid ah maamulada dalka ka jira ayaa kasoo horjeeda in gobolka Banaadir laga siiyo aqalka sare matalaalad ka mug weyn kuwa ay heestaan maamul goboleedyada kale.<\/p>\n<p>Waxaa laga cabsi qabaa in Xildhibaanada kasoo horjeeda in gobolka Banaadir matalaad ku yeelato aqalka sare in foodo ka sameeyaan kulanka golaha shacabka oo maanta la filayo in cod loo qaado matalaada gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Xildhibaanada taageersan in aqalka sare matalaaad mug weyn ku yeesho gobolka Banaadir iyo kuwa kasoo horjeeda ayaa xalay kulamo ka waday hoteelada kuwaa oo qal qaalo kala duwan ugu jiray meel marinta iyo diidmada mooshinkan Baarlamaanka horyaala.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah ugu shiraan xildhibaanada golaha shacabka lagu wadaa in ay ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in cod loogu qaado xeerka matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulamadii ugu dabeeyay doodo adag ka yeeshay matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":147520,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-147628","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah ugu shiraan xildhibaanada golaha shacabka lagu wadaa in ay ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in cod loogu qaado xeerka matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulamadii ugu dabeeyay doodo adag ka yeeshay matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-06-27T09:10:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"952\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"525\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-06-27T09:10:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg\",\"width\":952,\"height\":525},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta xarunta Villa Hargeysa oo si KMG ah ugu shiraan xildhibaanada golaha shacabka lagu wadaa in ay ku yeeshaan kulan xasaasi ah oo la filayo in cod loogu qaado xeerka matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare. Xildhibaanada golaha shacabka ayaa kulamadii ugu dabeeyay doodo adag ka yeeshay matalaada gobolka Banaadir ee aqalka sare kadib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-06-27T09:10:22+00:00","og_image":[{"width":952,"height":525,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg","datePublished":"2020-06-27T09:10:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/06\/large.jpeg","width":952,"height":525},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-cod-u-qaadiska-matalaada-g-banaadir\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Cod u qaadiska Matalaada G\/Banaadir"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147628"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=147628"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147628\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":147629,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/147628\/revisions\/147629"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/147520"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=147628"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=147628"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=147628"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}