{"id":148062,"date":"2020-07-05T03:13:28","date_gmt":"2020-07-05T00:13:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148062"},"modified":"2020-07-05T03:13:28","modified_gmt":"2020-07-05T00:13:28","slug":"gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/","title":{"rendered":"Gudoomiye Cawad &#8220;ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148063\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png\" alt=\"\" width=\"643\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png 643w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7-300x225.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7-80x60.png 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7-265x198.png 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7-559x420.png 559w\" sizes=\"(max-width: 643px) 100vw, 643px\" \/><\/p>\n<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta akhrinta koowaad ku marsiiyey ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2020-ka. Waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda weydiiyey su\u2019aalo ku saabsan ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadlkan. Waxaana xubnahaas ka mid ahaa guddoomiye ku xigeenka labaad ee golaha shacabka Mahad Cabdalla Cawad.<\/p>\n<p>Guddoomiye Cawad ayaa wasiirka maaliyadda su\u2019aalay sababta ay wasaaradda maaliyadu u bixin weysay labadii bilood ee lasoo dhaafay gudahood uusan u bixin xuquuqda xildhibaanada baarlamaankii sagaalaad ee dalka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ayada oo aan lacagtaas la bixin aanay marnaba anisixin doonin miisaaniyadda.<\/p>\n<p>\u201cWasiirka horay waxaan u iri miisaaniyad hanoo soo raadsan, hadii aadan bixin xuquuqdii xildhibaanadii hore, hadana waan ku soo celinayaa Mudane Wasiir tana ansxin meyno hadaadan bixin xuquuqda xildhibaanadaas\u201d ayuu yiri Mahad Cabadalla Cawad.<\/p>\n<p>Isaga oo sii hadlayey ayuu yiri, \u201cWaa laba bilood balantu waxay aheyd in bilihii Maarso iyo May aad bixiso xuquuqdaas, bishii hore waa ku mahadsanyahay wasiirku balantii waa fuliyey, balse hada bishii July ayaan ku jirnaa bishii May laba biloodbaa lasoo dhaafay waxaan kaa rabnaa, sababta aad u bixi weysay in aad noo cadeyso goorta aad bixineysana in aad cadeyso, horteedna wax miisaaniyad ah oo laguu ansixinayo ma jirto.\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Y5YND1rZ5hE\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta akhrinta koowaad ku marsiiyey ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2020-ka. Waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda weydiiyey su\u2019aalo ku saabsan ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadlkan. Waxaana xubnahaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148063,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148062","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Gudoomiye Cawad &quot;ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Gudoomiye Cawad &quot;ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta akhrinta koowaad ku marsiiyey ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2020-ka. Waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda weydiiyey su\u2019aalo ku saabsan ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadlkan. Waxaana xubnahaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-05T00:13:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"643\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"483\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/\",\"name\":\"Gudoomiye Cawad \\\"ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png\",\"datePublished\":\"2020-07-05T00:13:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png\",\"width\":643,\"height\":483},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Gudoomiye Cawad &#8220;ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Gudoomiye Cawad \"ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Gudoomiye Cawad \"ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta akhrinta koowaad ku marsiiyey ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadkan 2020-ka. Waxaana golaha ka hor akhriyay Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle. Qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa madaxda Wasaaradda Maaliyadda weydiiyey su\u2019aalo ku saabsan ku noqoshada miisaaniyadda dowladda ee sanadlkan. Waxaana xubnahaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-05T00:13:28+00:00","og_image":[{"width":643,"height":483,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/","name":"Gudoomiye Cawad \"ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png","datePublished":"2020-07-05T00:13:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-7.png","width":643,"height":483},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/gudoomiye-cawad-ma-ansixineyno-miisaaniyadan-hadii-aan-la-helin-xaquuqda-ka-maqan-xildhibaandi-hore-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Gudoomiye Cawad &#8220;ma ansixineyno miisaaniyadan hadii aan la helin xaquuqda ka maqan xildhibaandi hore +Video"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148062"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148062"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148062\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148064,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148062\/revisions\/148064"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148062"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148062"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148062"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}