{"id":148402,"date":"2020-07-14T11:44:25","date_gmt":"2020-07-14T08:44:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148402"},"modified":"2020-07-14T11:44:25","modified_gmt":"2020-07-14T08:44:25","slug":"xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/","title":{"rendered":"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148403\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"445\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland-300x192.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland-657x420.jpg 657w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>inay ansixiyeen in la iibiyo xarunta ay hadda ku shaqeeyeen oo ku taalla bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in arrintaasi ay ka dambeysay, kadib soo jeedin ka timid guddoonka baarlamaanka Puntland, kadibna la horgeeyey xildhibaanada oo meel-mariyey.<\/p>\n<p>Guddoonka golaha wakiilada Puntland ayaa kulankii shalay u gudbiyay qoraal codsi ah oo ku aaddan in la iibiyo xarunta Baarlamanka, isaga oo sababta ku sheegay arrimo amni, maadaama ay haatan xarunta ku dhex-taallo xaafado ay dagan yihiin shacab.<\/p>\n<p>Kulanka oo ahaa mid qarsoodi ah ayaa waxaa u codeeyey in xarunta baarlamaanka la xaraasho illaa 31 mudane oo ka mid ahaa 41 xildhibaan oo soo xaadiray fadhigii shalay oo Isniin aheyd, waxaa diiday 6 mudane, halka ay ka aamuseen 4 xildhibaan oo kale.<\/p>\n<p>Illaa iyo hadda guddoonku ma shaacin halka laga dhisi doono xarunta cusub ee baarlamaanka Puntland, maadaama ay ansixiyeen in la iibiyo xaruntooda.<\/p>\n<p>Si kastaba ha\u2019ahaatee baarlamaanka Puntland ayaa muddo fog ku shaqeynayey xarunta uu haatan degan yahay oo ka soo horjeedo xaruntii hore ee madaxtooyada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay ansixiyeen in la iibiyo xarunta ay hadda ku shaqeeyeen oo ku taalla bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Wararka ayaa sheegaya in arrintaasi ay ka dambeysay, kadib soo jeedin ka timid guddoonka baarlamaanka Puntland, kadibna la horgeeyey xildhibaanada oo meel-mariyey. Guddoonka golaha wakiilada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148403,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148402","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay ansixiyeen in la iibiyo xarunta ay hadda ku shaqeeyeen oo ku taalla bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Wararka ayaa sheegaya in arrintaasi ay ka dambeysay, kadib soo jeedin ka timid guddoonka baarlamaanka Puntland, kadibna la horgeeyey xildhibaanada oo meel-mariyey. Guddoonka golaha wakiilada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-14T08:44:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/\",\"name\":\"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-14T08:44:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg\",\"width\":696,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo - Wardoon","og_description":"Xildhibaanada golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu soo warramayaa inay ansixiyeen in la iibiyo xarunta ay hadda ku shaqeeyeen oo ku taalla bartamaha magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Wararka ayaa sheegaya in arrintaasi ay ka dambeysay, kadib soo jeedin ka timid guddoonka baarlamaanka Puntland, kadibna la horgeeyey xildhibaanada oo meel-mariyey. Guddoonka golaha wakiilada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-14T08:44:25+00:00","og_image":[{"width":696,"height":445,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/","name":"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg","datePublished":"2020-07-14T08:44:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Puntland.jpg","width":696,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xarunta-baarlamaanka-puntland-oo-laxaraashayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xarunta Baarlamaanka Puntland Oo laxaraashayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148402"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148402"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148402\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148404,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148402\/revisions\/148404"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148403"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148402"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148402"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148402"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}