{"id":148448,"date":"2020-07-14T23:37:11","date_gmt":"2020-07-14T20:37:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148448"},"modified":"2020-07-14T23:37:11","modified_gmt":"2020-07-14T20:37:11","slug":"baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/","title":{"rendered":"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148449\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"799\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport-282x300.jpeg 282w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport-696x741.jpeg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport-394x420.jpeg 394w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dhowaan si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, oo iyadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya, isla markaana sameysatay baasaboor u gaar ah, sida ay sheegtay Somaliland.<\/p>\n<p>Aqoosniga Imaaraadka ee baasaboorka Somaliland ayaa yimid kadib dalab uu Madaxweynaha Somaliland uu labo sanno ka hor u gudbiyay Wasiirka madaxtooyada ahna kuxigeenka Ra\u2019iisal wasaaraha dalka Imaaraadka, sida uu sheegay Danjire Baashe Cawil.<\/p>\n<p>Amb Baashe Cawil Xaaji Cumar, Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya, horena u ahaa Danjirihii Somaliland ee Imaaraadka ayaa sheegay in aqoonsiga baasaboorka ay qeyb ka ahaayeen xukuumadihii Kulmiye ee talada iskaga dambeeyay.<\/p>\n<p>Baashe Cawil ayaa sidoo kale shaaciyay in Imaaraadku uu dhalashada Somaliland ku daray kuwa waddamada ay aqoonsan tahay, xili ay Somaliland helin aqoonsi caalami ah.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Somaliland ayaa dalabka aqoonsiga baasaboorka u gudbiyay Mansour Binzayed Alnahyan, Wasiirka Madaxtooyada ahna ku xigeenka Ra\u2019iisal wasaaraha dalkaasi, booqashadii uu Imaaraadka ku tagay bishii April ee sannadkii 2018-kii.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa sidoo kale ka dhigan in xiligan wixii ka dambeeya ay dadweynaha reer Somaliland ee ku nool dalkaasi suurta-gal u tahay in ciqaamadooda ay ku qaatan dhalashada iyo Passportka Somaliland.<\/p>\n<p>Xiriirka Imaaraadka iyo Somaliland ayaa sarre u kacay, xili muddooyinkii dambe ay xiisad ka dhex aloosantahay dowladda federaalka iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa waxa uu si weyn hoos ugu dhacay sanadkii 2017-kii markii ay bilaabatay xasaradii gacanka Khaliijka, xilligaas oo Soomaaliya ay diiday inay la safato Imaaraadka iyo Sucuudiga oo ka soo horjeeday dowladda Qatar, isla markaana ay qaadatay go\u2019aan dhex-dhexaadnimo ah.<\/p>\n<p>Bishii May 2018-kii, Imaaraadka ayaa si iskiis ah uga baxay kaalmadii naf badbaadinta iyo iskaashigii military ee uu la lahaa Soomaaliya si uu cadaadis u saaro dowladda Soomaaliya, isla markaana ugu ciqaabo meesha dhex-dhexaadnimada ah ee ay istaagtay khilaafkii Khaliijka.<\/p>\n<p>Imaaraadku ayaa sidoo kale isku dayay inuu wiiqo saameynta Qatar iyo Turkigu ay Soomaaliya ku leeyihiin, isagoona xiriirro adag la sameystay ismaamullada Soomaaliyeed ee Puntland iyo Somaliland, isla markaana taageero u fidiyay siyaasiyiinta mucaaradka ah ee jooga Muqdisho.<\/p>\n<p>Shirkada DP World ee isku leeyahay Imaaraadku ayaa lacag dhan $442 million ku maal-gelisay horumarinta dekadda magaaladda Berbera tan iyo bishii October sanadkii 2018-kii, midaasi oo ay ka hortimid dowladda federaalku.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dhowaan si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, oo iyadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya, isla markaana sameysatay baasaboor u gaar ah, sida ay sheegtay Somaliland. Aqoosniga Imaaraadka ee baasaboorka Somaliland ayaa yimid kadib dalab uu Madaxweynaha Somaliland uu labo sanno ka hor u gudbiyay Wasiirka madaxtooyada ahna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148449,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dhowaan si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, oo iyadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya, isla markaana sameysatay baasaboor u gaar ah, sida ay sheegtay Somaliland. Aqoosniga Imaaraadka ee baasaboorka Somaliland ayaa yimid kadib dalab uu Madaxweynaha Somaliland uu labo sanno ka hor u gudbiyay Wasiirka madaxtooyada ahna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-14T20:37:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"799\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/\",\"name\":\"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg\",\"datePublished\":\"2020-07-14T20:37:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg\",\"width\":750,\"height\":799},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday - Wardoon","og_description":"Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dhowaan si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Somaliland, oo iyadu ku dooda inay tahay dal ka madax-banaan Soomaaliya, isla markaana sameysatay baasaboor u gaar ah, sida ay sheegtay Somaliland. Aqoosniga Imaaraadka ee baasaboorka Somaliland ayaa yimid kadib dalab uu Madaxweynaha Somaliland uu labo sanno ka hor u gudbiyay Wasiirka madaxtooyada ahna [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-14T20:37:11+00:00","og_image":[{"width":750,"height":799,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/","name":"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg","datePublished":"2020-07-14T20:37:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Somaliland-Passport.jpeg","width":750,"height":799},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/baasaboorka-somaliland-oo-la-aqoonsaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baasaboorka Somaliland oo la aqoonsaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148448"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148450,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148448\/revisions\/148450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148449"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}