{"id":148502,"date":"2020-07-15T14:45:32","date_gmt":"2020-07-15T11:45:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148502"},"modified":"2020-07-15T19:22:13","modified_gmt":"2020-07-15T16:22:13","slug":"guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148503\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"464\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo Maanta ka hor hadlayay Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay qodobada qaar ee kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira dalka.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in Madaxda Dowlad goboleedyada aysan go\u2019aan ka gaari karin nooca ay noqoneyso doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka,hayeeshee Go\u2019aan ka gaarista ay leeyihiin Baarlamaanka.<\/p>\n<p>\u201cMeel ay ku qoran tahay ma jirto xilligaan in la aado doorasho dadban, wixii shuruuc ah ee doorasho lagu aadi lahaa waxaa iska leh Baarlamaanka malahan dowlad goboleedyada ayuu yiri Guddoomiye Mursal\u201d.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiyaha waxaa uu sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in la galo doorasho dadbadan,iyada oo Baarlamaanka ay ansixiyeen sharciga doorashooyinka oo dhigaya in la qabto doorasho qof iyo Cod ah.<\/p>\n<p>Hadalka guddoomiyaha Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal ayaa u muuqda mid si cad uga hor imaanaya qorsha Madaxda Dowlad goboleedyada ay ku sheegeen in dalka aysan ka dhici karin doorasho qof &amp; Cod ah,hayeeshee loo baahan yahay in laga wada tashado sida ay noqoneyso.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/W9t4wcrKwFQ\" width=\"1280\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo Maanta ka hor hadlayay Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay qodobada qaar ee kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira dalka. Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in Madaxda Dowlad goboleedyada aysan go\u2019aan ka gaari karin nooca ay noqoneyso doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka,hayeeshee Go\u2019aan ka gaarista [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo Maanta ka hor hadlayay Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay qodobada qaar ee kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira dalka. Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in Madaxda Dowlad goboleedyada aysan go\u2019aan ka gaari karin nooca ay noqoneyso doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka,hayeeshee Go\u2019aan ka gaarista [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-15T11:45:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-15T16:22:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/\",\"name\":\"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-15T11:45:32+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-15T16:22:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Mursal oo Maanta ka hor hadlayay Golaha Shacabka ayaa kasoo horjeestay qodobada qaar ee kasoo baxay Shirkii Madaxda Dowlad Goboleedyada kajira dalka. Waxaa uu sheegay Guddoomiyaha in Madaxda Dowlad goboleedyada aysan go\u2019aan ka gaari karin nooca ay noqoneyso doorashada la filayo inay ka dhacdo dalka,hayeeshee Go\u2019aan ka gaarista [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-15T11:45:32+00:00","article_modified_time":"2020-07-15T16:22:13+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/","name":"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-07-15T11:45:32+00:00","dateModified":"2020-07-15T16:22:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/mURSAL-1-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-mursal-oo-weerar-kuqaaday-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Mursal oo weerar kuqaaday Maamul Goboleedyada+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148502"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148502"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148510,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148502\/revisions\/148510"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}