{"id":148532,"date":"2020-07-16T12:27:15","date_gmt":"2020-07-16T09:27:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148532"},"modified":"2020-07-16T12:27:15","modified_gmt":"2020-07-16T09:27:15","slug":"xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/","title":{"rendered":"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148533\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>In ka badan 100 mudane oo ka tirsan xildhibaannada dowladda Soomaaliya ayaa waxay xalay kulan albaabada u xiran la yeesheen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , iyaga oo ka codsaday inuu caddeeyo mowqifkiisa dhinaca doorashada .<\/p>\n<p>Xildhibaannadan ayaa waxay soo jeediyeen ineysan suura-gal aheyn , in dalka uu aado doorasho dad ban, xilli Baarlamanka aqalka hoose uu horay u meel-mariyay xeerkii doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaa xildhibaannada la wadaagay inuu tegayo magaalada Dhuusamareeb, islamarkaana uu talada kusoo celin doono wixii uu kala kulmo. Sida qaar kamid ah mudanyaashii ka qeyb-galay kulankii xalay ay HOL u sheegeen.<\/p>\n<p>Kulanka madaxweynaha iyo xildhibaannada xalay ay ku yeesheen madaxtooyada qaranka ee Villa Somalia, ayaa kusoo aadaya saacado uun kadib markii Guddoomiyaha Baarlamanka aqalka hoose Maxamed Mursal Shiikh Cabdiraxmaan uu qaaddacay mid kamid ah qodobadii war-murtiyeedkii madaxda maamul Goboleedyada ee ah in Soomaaliya aysan ka dhici Karin doorasho qof iyo cod ah .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>In ka badan 100 mudane oo ka tirsan xildhibaannada dowladda Soomaaliya ayaa waxay xalay kulan albaabada u xiran la yeesheen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , iyaga oo ka codsaday inuu caddeeyo mowqifkiisa dhinaca doorashada . Xildhibaannadan ayaa waxay soo jeediyeen ineysan suura-gal aheyn , in dalka uu aado doorasho dad ban, xilli Baarlamanka aqalka hoose [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148533,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148532","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"In ka badan 100 mudane oo ka tirsan xildhibaannada dowladda Soomaaliya ayaa waxay xalay kulan albaabada u xiran la yeesheen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , iyaga oo ka codsaday inuu caddeeyo mowqifkiisa dhinaca doorashada . Xildhibaannadan ayaa waxay soo jeediyeen ineysan suura-gal aheyn , in dalka uu aado doorasho dad ban, xilli Baarlamanka aqalka hoose [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-16T09:27:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/\",\"name\":\"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-16T09:27:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay - Wardoon","og_description":"In ka badan 100 mudane oo ka tirsan xildhibaannada dowladda Soomaaliya ayaa waxay xalay kulan albaabada u xiran la yeesheen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo , iyaga oo ka codsaday inuu caddeeyo mowqifkiisa dhinaca doorashada . Xildhibaannadan ayaa waxay soo jeediyeen ineysan suura-gal aheyn , in dalka uu aado doorasho dad ban, xilli Baarlamanka aqalka hoose [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-16T09:27:15+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/","name":"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg","datePublished":"2020-07-16T09:27:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020716637304642273426064.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-taageersanaa-farmaajo-oo-cabsi-lasooderistay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanadii taageersanaa Farmaajo oo cabsi lasooderistay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148532"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148532"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148532\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148534,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148532\/revisions\/148534"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148533"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148532"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148532"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148532"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}