{"id":148538,"date":"2020-07-16T13:37:54","date_gmt":"2020-07-16T10:37:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148538"},"modified":"2020-07-16T13:37:54","modified_gmt":"2020-07-16T10:37:54","slug":"xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/","title":{"rendered":"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148539\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb,halakas oo siweyn loogu soo dhaweeyay.<\/p>\n<p>Weli lama cadeyn u jeedka safarka ay ku tagtay Guddoomiye Xaliimo yareey Magaalada Dhuusamareeb oo maalmaha soo socda uu ka furmi doono shir u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowladda iyo dowlad Goboleedyada kaas oo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) ayaa siyaasiyiinta mucaaradka ah waxaa ay ku eedeeyeen inay dowladda hadda jirta la dooneyso muddo kordhin,kadib markii ay dalbatay in muddo 13 Bilood ah ay doorasho ku qaban karaan guddigooda.<\/p>\n<p>Guddoomiyaah Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulankii Golaha ee shalay ka sheegay inaysan aqbaleyn doorasho dadbadan,waxaana uu ka jawaabayay Go\u2019aankii kasoo yeeray Madaxda dowlad goboleedyada ee ku shiray.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb,halakas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Weli lama cadeyn u jeedka safarka ay ku tagtay Guddoomiye Xaliimo yareey Magaalada Dhuusamareeb oo maalmaha soo socda uu ka furmi doono shir u dhaxeeya Madaxda sare ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148539,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb,halakas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Weli lama cadeyn u jeedka safarka ay ku tagtay Guddoomiye Xaliimo yareey Magaalada Dhuusamareeb oo maalmaha soo socda uu ka furmi doono shir u dhaxeeya Madaxda sare ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-16T10:37:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/\",\"name\":\"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-16T10:37:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil ( Xaliimo Yarey) iyo wafdi ay hoggaamineyso ayaa waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb,halakas oo siweyn loogu soo dhaweeyay. Weli lama cadeyn u jeedka safarka ay ku tagtay Guddoomiye Xaliimo yareey Magaalada Dhuusamareeb oo maalmaha soo socda uu ka furmi doono shir u dhaxeeya Madaxda sare ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-16T10:37:54+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/","name":"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-07-16T10:37:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xaliimo-Yareey-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaliimo-yarey-oo-gaartay-dhuusamareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaliimo Yarey oo gaartay Dhuusamareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148538"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148538"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148538\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148540,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148538\/revisions\/148540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}