{"id":148666,"date":"2020-07-19T15:01:16","date_gmt":"2020-07-19T12:01:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148666"},"modified":"2020-07-19T15:01:16","modified_gmt":"2020-07-19T12:01:16","slug":"farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg 512w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n-300x200.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa xilligan kulan albaabada u xiran Madaxtooyada Galmudug uga socdaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Kulankan oo ah kii u horreeyay oo fool ka fool ah oo ay yeeshaan Farmaajo iyo Axmed Madoobe, tan iyo markii la isku khilaafay doorashadii Jubbaland ee Axmed dib loogu doortay iyo tallaabooyinkii ay dowladda Federaalka qaaday ee ka dhanka ahaa Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa ka socda Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee Dhuusamareeb oo uu degan yahay Madaxweyne Farmaajo, waxaana uu ka dambeeyay dadaalo tan iyo xalay la waday oo ahaa sidii la isugu keeni lahaa.<\/p>\n<p>Dadaalada u kala dab-qaadida iyo isu keenida Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Jubbaland ayaa waxaa waday Ra\u2019iisul Wasaare Kheyre, Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor iyo Madaxweynaha Hirshabeelle Waare oo mar dambe ku soo biiray dadaaladan.<\/p>\n<p>Caqabadaha ku horgudban furitaanka shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada ayaa ka mid ahaa khilaafka siyaasadeed ee Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, waxaana haddii la dhameeyo khilaafkaas waxaa uu noqonayaa tallaabadii koowaad ee loo qaaday sidii uu jawi wanaagsan ugu furmi lahaa shirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa xilligan kulan albaabada u xiran Madaxtooyada Galmudug uga socdaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan oo ah kii u horreeyay oo fool ka fool ah oo ay yeeshaan Farmaajo iyo Axmed Madoobe, tan iyo markii la isku khilaafay doorashadii Jubbaland ee Axmed dib loogu doortay iyo tallaabooyinkii ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa xilligan kulan albaabada u xiran Madaxtooyada Galmudug uga socdaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan oo ah kii u horreeyay oo fool ka fool ah oo ay yeeshaan Farmaajo iyo Axmed Madoobe, tan iyo markii la isku khilaafay doorashadii Jubbaland ee Axmed dib loogu doortay iyo tallaabooyinkii ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-19T12:01:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/\",\"name\":\"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-19T12:01:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg\",\"width\":512,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay - Wardoon","og_description":"Waxaa xilligan kulan albaabada u xiran Madaxtooyada Galmudug uga socdaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe. Kulankan oo ah kii u horreeyay oo fool ka fool ah oo ay yeeshaan Farmaajo iyo Axmed Madoobe, tan iyo markii la isku khilaafay doorashadii Jubbaland ee Axmed dib loogu doortay iyo tallaabooyinkii ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-19T12:01:16+00:00","og_image":[{"width":512,"height":341,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/","name":"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg","datePublished":"2020-07-19T12:01:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/112915234_2694940867441891_5603298976842961125_n.jpg","width":512,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-axmed-madoobe-oo-kulmay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo iyo Axmed Madoobe oo kulmay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148666"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148668,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148666\/revisions\/148668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148667"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}