{"id":148673,"date":"2020-07-19T20:50:37","date_gmt":"2020-07-19T17:50:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148673"},"modified":"2020-07-19T21:02:56","modified_gmt":"2020-07-19T18:02:56","slug":"nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/","title":{"rendered":"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha degmada Warta Nabada ee gobolka Benaadir Saynab Xaabsey ayaa faahfaahin ka bixisay weerar maanta nin hubeysan uu ku qaaday guri ku yaalla degmadaas oo lagu tumayey Mingis.<\/p>\n<p>Warbaahinta DF ayaa sheegtay inuu sii kordhay khasaaraha weerarka ayna ku dhinteen ugu yaraan shan qof, halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen.<\/p>\n<p>Saynab Xaabsey oo shir jaraaid ku qabtay guriga la weeraray ayaa sheegtay in Nin ku hubeysan qori AK-47 uu rasaas aan loo meel dayin ooda kaga qaaday dad ku sugnaa Guri ku yaalla agagaarka Masjidka Xaaji Yuusuf oo si dhuumaaleysi ah loogu tumayay Mingiska.<\/p>\n<p>\u201cDadka la weeraray horey waxaa looga soo saaray Xaafad ka tirsan Degmada, waxayna soo degeen goobta galabta lagu weeraray, iyagoo Maanta dib u bilaabay tumista Mingiska, dhinaato badan ayaa ka dhacday goobta\u201d ayey tiri gudoomiye Xaabsey oo intaas ku dartay in ninka falka geystay oo ka tirsanaa ciidamada dowlada uu baxsaday laguna raad joogo.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey magaca askariga geystay weerarkan iyo ciidanka uu ka tirsanaa.<\/p>\n<p>\u201cAbaare 12:30 duhurnimo, ayaa nin ku labisan labiska Ciidanka, waxaa uu rasaaseeyay dad ku sugnaa Goob Mingiska lagu tumo iyo Xerada Barakacayaasha ee Camp 15-May oo ku taala agagaarka iskoolka 15-May ee Degmada Warta nabada, Eedeysanaha falkaas geystay ayaa lagu magacaabaa Cabdikariim Dheere, wuxuuna horay uga tirsanaan jiray Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, isagoo goobta ka baxsaday weerarka kadib.\u201d ayaa lagu yiri Qoraalka Taliska Booliska.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/zqjlLn-CRWk\" width=\"1280\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/xQMGbSUlLE0\" width=\"1280\" height=\"720\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha degmada Warta Nabada ee gobolka Benaadir Saynab Xaabsey ayaa faahfaahin ka bixisay weerar maanta nin hubeysan uu ku qaaday guri ku yaalla degmadaas oo lagu tumayey Mingis. Warbaahinta DF ayaa sheegtay inuu sii kordhay khasaaraha weerarka ayna ku dhinteen ugu yaraan shan qof, halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Saynab Xaabsey oo shir jaraaid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148674,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148673","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha degmada Warta Nabada ee gobolka Benaadir Saynab Xaabsey ayaa faahfaahin ka bixisay weerar maanta nin hubeysan uu ku qaaday guri ku yaalla degmadaas oo lagu tumayey Mingis. Warbaahinta DF ayaa sheegtay inuu sii kordhay khasaaraha weerarka ayna ku dhinteen ugu yaraan shan qof, halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Saynab Xaabsey oo shir jaraaid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-19T17:50:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-19T18:02:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"887\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"642\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/\",\"name\":\"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png\",\"datePublished\":\"2020-07-19T17:50:37+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-19T18:02:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png\",\"width\":887,\"height\":642},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha degmada Warta Nabada ee gobolka Benaadir Saynab Xaabsey ayaa faahfaahin ka bixisay weerar maanta nin hubeysan uu ku qaaday guri ku yaalla degmadaas oo lagu tumayey Mingis. Warbaahinta DF ayaa sheegtay inuu sii kordhay khasaaraha weerarka ayna ku dhinteen ugu yaraan shan qof, halka 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Saynab Xaabsey oo shir jaraaid [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-19T17:50:37+00:00","article_modified_time":"2020-07-19T18:02:56+00:00","og_image":[{"width":887,"height":642,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/","name":"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png","datePublished":"2020-07-19T17:50:37+00:00","dateModified":"2020-07-19T18:02:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-19.png","width":887,"height":642},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nin-hubeysan-oo-dad-badan-kulaayay-goob-mingis-lagutumo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Nin hubeysan oo dad badan kulaayay goob Mingis lagutumo +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148673"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148673"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148673\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148681,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148673\/revisions\/148681"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148674"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148673"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148673"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148673"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}