{"id":148878,"date":"2020-07-25T11:55:33","date_gmt":"2020-07-25T08:55:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148878"},"modified":"2020-07-25T12:00:46","modified_gmt":"2020-07-25T09:00:46","slug":"jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/","title":{"rendered":"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa Magacaabay Xubnaha Ku Matalaya Guddiga Farsamada ee Doorashooyinka Dalka.<\/p>\n<p>Dhismaha guddigaan ayaa qeyb ka ahaa war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah kuna qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, 22 Luulyo, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisu ahaa in hannaanka doorashada lagu heshiiyo.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jubbaland ayaa u magacaabay labada xubnood ee maamulkiisa u matalaya guddigan, Xirsi Jaamac Gaanni, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada iyo Xamze Cabdi Barre, Gudoomiyaha guddiga Madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Hirshabelle ayaa isna xubnahan u magacaabay, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Mudane Maxamed Cali Caadle iyo Madaxa Xafiiska Amniga Dowladda Hirshabelle Abdul Mohamed Farah Makaran.<\/p>\n<p>Guddigan ayaa shaqadoodu tahay inay talooyin la xariira hannaanka iyo habsami u socodka doorashooyinka horgeeyaan shirka labaad ee la isugu imaandoono Magaalada Dhuusamareeb muddo labo toddobaad gudahood ah si loo dhammeystiro geeddi socodka doorashooyinka dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa Magacaabay Xubnaha Ku Matalaya Guddiga Farsamada ee Doorashooyinka Dalka. Dhismaha guddigaan ayaa qeyb ka ahaa war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah kuna qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, 22 Luulyo, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisu ahaa in hannaanka doorashada lagu heshiiyo. Madaxweynaha Jubbaland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148878","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa Magacaabay Xubnaha Ku Matalaya Guddiga Farsamada ee Doorashooyinka Dalka. Dhismaha guddigaan ayaa qeyb ka ahaa war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah kuna qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, 22 Luulyo, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisu ahaa in hannaanka doorashada lagu heshiiyo. Madaxweynaha Jubbaland [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-25T08:55:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-25T09:00:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/\",\"name\":\"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png\",\"datePublished\":\"2020-07-25T08:55:33+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-25T09:00:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka - Wardoon","og_description":"Madaxweynayaasha Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa Magacaabay Xubnaha Ku Matalaya Guddiga Farsamada ee Doorashooyinka Dalka. Dhismaha guddigaan ayaa qeyb ka ahaa war-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii Madaxda dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah kuna qabsoomay magaaladda Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug, 22 Luulyo, 2020, Shirkaas oo nuxurkiisu ahaa in hannaanka doorashada lagu heshiiyo. Madaxweynaha Jubbaland [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-25T08:55:33+00:00","article_modified_time":"2020-07-25T09:00:46+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/","name":"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png","datePublished":"2020-07-25T08:55:33+00:00","dateModified":"2020-07-25T09:00:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/page1.png","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-iyo-hirshabelle-oo-magacaabay-guddiga-farsamo-ee-doorashooyinka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland iyo Hirshabelle oo magacaabay guddiga farsamo ee doorashooyinka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148878"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148878"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148878\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148880,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148878\/revisions\/148880"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148878"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148878"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148878"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}