{"id":148881,"date":"2020-07-25T11:58:18","date_gmt":"2020-07-25T08:58:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148881"},"modified":"2020-07-25T11:58:18","modified_gmt":"2020-07-25T08:58:18","slug":"guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/","title":{"rendered":"Guddoomiyaha  Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahino ayaa laga helayaa Dagaal gacmaha la isugula tegay oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Ilaalada ka haaya Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Askar Ilaalo u ah Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda ee Gobolka.<\/p>\n<p>Dagaalkaas gacan ka hadalka ahaa ayaa waxaa uu yimid, kadib markii Ciidanka Xarunta Gobolka joogay iyo kuwa Guddoomiye Seynab Maxamuud Xaabsey uu muran soo kala dhex-galay, taasina ay keentay inuu dagaal gacmaha la isugula tegay dhexmaro dhinacyada.<\/p>\n<p>Guddoomiye Seynab Maxamuud Xaabsey ayaa sameeysay isku day ay ku dooneysay inay ku kala dhex-gasho labada Ciidan, hayeeshee Xaabsey ayaa waxaa falkaas kasoo gaaray Jug xoogan, isla markaana sababtay inay miyir beesho, sida la sheegay.<\/p>\n<p>Intaas kadib Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda ayaa waxaa la geeyay Isbitaalka Digfeer ee Muqdisho, waxaana warar la helayo ay sheegayaan in Seynab Xaabsey ay Jugta ka gaartay dhinaca feeraha, maadaama ay ku dhacday Jugta.<\/p>\n<p>Guddoomiye Xaabsey ayaa xiligii uu falkaas dhacayay galeysay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo shalay lagu qabtay kulan loogu duceynayay dadkii ku geeriyooday Qaraxii ka dhacay Xaruntaas oo uu ku geeriyooday Guddoomiyihii hore ee Gobolka C\/raxmaan Cismaan Yariisow iyo Mas\u2019uuliyiin kala duwan.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka ayaa waxaa ay inoo sheegeen in xaaladda Guddoomiye Seynab Maxamuud Xaabsey ay xaaladeeda aad u wanaagsan tahay, isla markaana ay kasoo bogsatay Jugtii soo gaartay, iyadoona kal horey dhaawac Culus uu kasoo gaaray Qaraxii Gobolka Banaadir ee sanad kahor dhacay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahino ayaa laga helayaa Dagaal gacmaha la isugula tegay oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Ilaalada ka haaya Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Askar Ilaalo u ah Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda ee Gobolka. Dagaalkaas gacan ka hadalka ahaa ayaa waxaa uu yimid, kadib markii Ciidanka Xarunta Gobolka joogay iyo kuwa Guddoomiye Seynab Maxamuud Xaabsey uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148882,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148881","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahino ayaa laga helayaa Dagaal gacmaha la isugula tegay oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Ilaalada ka haaya Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Askar Ilaalo u ah Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda ee Gobolka. Dagaalkaas gacan ka hadalka ahaa ayaa waxaa uu yimid, kadib markii Ciidanka Xarunta Gobolka joogay iyo kuwa Guddoomiye Seynab Maxamuud Xaabsey uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-25T08:58:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"744\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/\",\"name\":\"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-25T08:58:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg\",\"width\":744,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay - Wardoon","og_description":"Faah faahino ayaa laga helayaa Dagaal gacmaha la isugula tegay oo dhexmaray Ciidamo ka tirsan kuwa Ilaalada ka haaya Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir iyo Askar Ilaalo u ah Guddoomiyaha Degmada Warta-nabadda ee Gobolka. Dagaalkaas gacan ka hadalka ahaa ayaa waxaa uu yimid, kadib markii Ciidanka Xarunta Gobolka joogay iyo kuwa Guddoomiye Seynab Maxamuud Xaabsey uu [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-25T08:58:18+00:00","og_image":[{"width":744,"height":430,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/","name":"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg","datePublished":"2020-07-25T08:58:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-1-5-744x430-1.jpg","width":744,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-degmada-wardhiigley-oo-jirdil-loo-geystay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiyaha Degmada Wardhiigley Oo Jirdil Loo Geystay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148881"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148881"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148881\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148883,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148881\/revisions\/148883"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148882"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148881"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148881"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148881"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}