{"id":148917,"date":"2020-07-25T13:50:24","date_gmt":"2020-07-25T10:50:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=148917"},"modified":"2020-07-25T13:51:01","modified_gmt":"2020-07-25T10:51:01","slug":"daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/","title":{"rendered":"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii maanta ee baarlamaanka ayaa shaaciyey in kalsoonidii lagala noqday ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Mursal oo hadlay kadib buuq hareeyey kulanka maanta ee Golaha Shacabka ayaa sheegay inay xukuumadda kalsoonida kala noqddeen 170 mudane, ayna diideen siddeed xildhibaan, isaga oo tilmaamay in aysan jirin cid ka aamustay, kadib codeyn la galiyey.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa ugu baaqay madaxweynaha inuu soo magacaabo ra\u2019iisul wasaare cusub, si loo dardar-geliyo howlaha laga sugayo xukuumadda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sidoo kale guddoomiye Mursal ayaa ku eedeeyey xukuumadda inay ku fashilantay, doorashooyinka ee 2020\/2021, maqaamka Muqdisho iyo dhameystirka dastuurka<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/Sqyk0r3Vy2U\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii maanta ee baarlamaanka ayaa shaaciyey in kalsoonidii lagala noqday ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Mursal oo hadlay kadib buuq hareeyey kulanka maanta ee Golaha Shacabka ayaa sheegay inay xukuumadda kalsoonida kala noqddeen 170 mudane, ayna diideen siddeed xildhibaan, isaga oo tilmaamay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148918,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-148917","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii maanta ee baarlamaanka ayaa shaaciyey in kalsoonidii lagala noqday ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Mursal oo hadlay kadib buuq hareeyey kulanka maanta ee Golaha Shacabka ayaa sheegay inay xukuumadda kalsoonida kala noqddeen 170 mudane, ayna diideen siddeed xildhibaan, isaga oo tilmaamay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-25T10:50:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-07-25T10:51:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"610\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/\",\"name\":\"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png\",\"datePublished\":\"2020-07-25T10:50:24+00:00\",\"dateModified\":\"2020-07-25T10:51:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png\",\"width\":610,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C\/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii maanta ee baarlamaanka ayaa shaaciyey in kalsoonidii lagala noqday ra\u2019iisul wasaraaha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre. Mursal oo hadlay kadib buuq hareeyey kulanka maanta ee Golaha Shacabka ayaa sheegay inay xukuumadda kalsoonida kala noqddeen 170 mudane, ayna diideen siddeed xildhibaan, isaga oo tilmaamay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-25T10:50:24+00:00","article_modified_time":"2020-07-25T10:51:01+00:00","og_image":[{"width":610,"height":470,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/","name":"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png","datePublished":"2020-07-25T10:50:24+00:00","dateModified":"2020-07-25T10:51:01+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Capture-25.png","width":610,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gudooomiye-mursal-oo-kahadlaya-sababta-ay-xilka-uga-qaadeen-kheyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo Gudooomiye Mursal oo kahadlaya sababta ay xilka uga qaadeen Kheyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148917"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=148917"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148917\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":148919,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/148917\/revisions\/148919"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148918"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=148917"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=148917"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=148917"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}