{"id":149009,"date":"2020-07-27T09:42:31","date_gmt":"2020-07-27T06:42:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149009"},"modified":"2020-07-27T09:42:31","modified_gmt":"2020-07-27T06:42:31","slug":"internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/","title":{"rendered":"Internetka Muqdisho oo si &#8216;ku talagal&#8217; ah loo jaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149011\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Qadka internet-ka ee inta badan koonfurta Soomaaliya ayaa jarnaa Axaddii, sida ay sheegeen dad nala soo xiriiray oo ku nool gudaha Soomaaliya iyo kooxo madax-bannaan oo isku howla arrimaha Xuquuqda Dijitaalka, amniga iyo maamulka internetka.<\/p>\n<p>Netblocks ayaa sheegay in xogta shabakadooda ay kaydiyeen ay ku ogaadeen in internet-ka la jaray 10:30 subaxnimo xilliga Soomaaliya, iyadoo inta badan magaalada Muqdisho uu qadku ka maqnaa.<\/p>\n<p>Joojinta internetka ayaa imanaya maalin uun kadib markii baarlamaanka Soomaaliya ay kalsoonida kala noqdeen ra&#8217;iisul wasaarihii hore Xasan Cali Khayre. Dalalka ugu waaweyn ee taageera Soomaaliya sida Mareykanka iyo Midowga Yurub ayaa labaduba dhalleeceeyay tallaabada xilka looga qaaday ra\u2019isulwasaarihii hore, iyagoona ku tilmaamay mid aan waxtar u laheyn hanaanka horumarka iyo xasiloonida siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Netblocks ayaa sheegaya in falanqayn horudhac ah oo ay sameeyeen ay muujinayso in internetka la jaray isla markaasna go&#8217;itaanka internetka uusan ka dhalan shil, iyagoo tilmaamay in adeegga la jaray uu u muuqdo mid ula kac ah.&#8221;Dhacdadani waxay leedahay saameyn heer qaran ah, waxayna sidoo kale u muuqataa mid si ula kac ah u dhacday, maqnaanshiyaha internet ma ahan dhacdo caalamka intiisa kale ka jirta, mana ahan arrin ka dhalatay farsamo ama weerar dhanka internetka ah.&#8221;<\/p>\n<p>Hadal qoraal ah oo ay soo saartay shirkadda ugu weyn adeegga isgaarsiinta Soomaaliya ee Hormuud, ayaa maqnaanshiyaha internetka ka bixiyey sharaxaad ka duwan midda Netblocks iyagoona sheegay in xaaladdo ka dhashay dabaysha Badweynta Hindiya ay sababtay go\u2019itaanka internetka.<\/p>\n<p>Shirkadda Hormuud ayaa sheegtay in qiimeyn ay sameyeen ay muujineyso in fiilada badda hoosteeda marta ay ku timid cilad kadib markii dabeylo ay ku dhufteen xeebaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya, dabeyashaas oo ay shegeen inay waxyeelo u geysteen qalabka isgaarsiinta ee badda hoosteeda mara.<\/p>\n<p>Shirkadda Hormuud waxay intaas ku dartay in shaqaalaheeda dayactirka ay ka shaqeynayaan sidii loo soo celin lahaa adeegga internetka.<\/p>\n<p>Wasiirka isgaarsiinta Somaaliya Cabdi Canshuur ayaa dhankiisa ka xaqiijiyey inuu maqan yahay qadkii internetka ee koonfurta iyo bartamaha Somalia, isagoona u sabab uga dhigay inay cilad soo wajahday \u201cWaxaa socda baaritaan lagu ogaanayo halka ay ka timid cilada iyo waxa sababay, waxaana loo malaynaa in kaebellada badda soo mara ee internetka soo geliya Muqdisho ay ciladu ka timid, marka la ogaado cilada saameynteeda inta ay la eegtahay kadib ayaa loo dhaqaaqi doonaa in la xaliyo\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149010\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313941576094949.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313941576094949.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313941576094949-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, kooxdan u ololeeya arrimaha internetka ee Netblocks ayaa sheegay in xogtooda ay muujineyso in tani ay tahay mid aan horay uga dhicin Soomaaliya, gaar ahaan muddooyinkan dambe.<\/p>\n<p>Bishii Juun 2018, markab ganacsi ee nooca xamuulka qaada ayaa jaray fiilo-fiber-optic- ah ee badda hoosteeda mara, midkaas oo sababay in qeybo badan oo ka mid ah koonfurta Soomaaliya ay ku dhacdo internet la\u2019aan. Saraakiil xiligaas hadlay ayaa sheegay in qad la\u2019aanta adeegga internet uu sababayey qasaare 10 milyan oo doolar maalintiiba.<\/p>\n<p>Xayiraadda qadka internetka ma ahan mid ku cusub Africa. Inta badan dalal ku yaala qaaradda Afrika, ayay mas&#8217;uuliyiin badan hore u hakiyeen adeegsiga internetka intii lagu guda jiray xaaladdo degdeg ah, mudaaharaadyo dowladdo looga soo horjeeday ama xiliyada ay socdaaan imtixaannadda qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qadka internet-ka ee inta badan koonfurta Soomaaliya ayaa jarnaa Axaddii, sida ay sheegeen dad nala soo xiriiray oo ku nool gudaha Soomaaliya iyo kooxo madax-bannaan oo isku howla arrimaha Xuquuqda Dijitaalka, amniga iyo maamulka internetka. Netblocks ayaa sheegay in xogta shabakadooda ay kaydiyeen ay ku ogaadeen in internet-ka la jaray 10:30 subaxnimo xilliga Soomaaliya, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149011,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149009","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Internetka Muqdisho oo si &#039;ku talagal&#039; ah loo jaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Internetka Muqdisho oo si &#039;ku talagal&#039; ah loo jaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qadka internet-ka ee inta badan koonfurta Soomaaliya ayaa jarnaa Axaddii, sida ay sheegeen dad nala soo xiriiray oo ku nool gudaha Soomaaliya iyo kooxo madax-bannaan oo isku howla arrimaha Xuquuqda Dijitaalka, amniga iyo maamulka internetka. Netblocks ayaa sheegay in xogta shabakadooda ay kaydiyeen ay ku ogaadeen in internet-ka la jaray 10:30 subaxnimo xilliga Soomaaliya, iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-27T06:42:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/\",\"name\":\"Internetka Muqdisho oo si 'ku talagal' ah loo jaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-27T06:42:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Internetka Muqdisho oo si &#8216;ku talagal&#8217; ah loo jaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Internetka Muqdisho oo si 'ku talagal' ah loo jaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Internetka Muqdisho oo si 'ku talagal' ah loo jaray - Wardoon","og_description":"Qadka internet-ka ee inta badan koonfurta Soomaaliya ayaa jarnaa Axaddii, sida ay sheegeen dad nala soo xiriiray oo ku nool gudaha Soomaaliya iyo kooxo madax-bannaan oo isku howla arrimaha Xuquuqda Dijitaalka, amniga iyo maamulka internetka. Netblocks ayaa sheegay in xogta shabakadooda ay kaydiyeen ay ku ogaadeen in internet-ka la jaray 10:30 subaxnimo xilliga Soomaaliya, iyadoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-27T06:42:31+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/","name":"Internetka Muqdisho oo si 'ku talagal' ah loo jaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg","datePublished":"2020-07-27T06:42:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020726637313918667344193.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/internetka-muqdisho-oo-si-ku-talagal-ah-loo-jaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Internetka Muqdisho oo si &#8216;ku talagal&#8217; ah loo jaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149009"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149009"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149009\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149012,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149009\/revisions\/149012"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149009"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149009"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149009"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}