{"id":149013,"date":"2020-07-27T09:45:45","date_gmt":"2020-07-27T06:45:45","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149013"},"modified":"2020-07-27T09:45:45","modified_gmt":"2020-07-27T06:45:45","slug":"farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148705\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/110208322_3357552987638803_8891113534669478088_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"640\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/110208322_3357552987638803_8891113534669478088_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/110208322_3357552987638803_8891113534669478088_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/110208322_3357552987638803_8891113534669478088_n-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/110208322_3357552987638803_8891113534669478088_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/110208322_3357552987638803_8891113534669478088_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa bilaabay wadatashiyo ku aadan soo magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee badali doona Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay la kulmay Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Maxamed Mursal Sheekh, iyo masuuliyiin kale oo aad ugu dhaw dhaw .<\/p>\n<p>Madaxweyne Farmaajo ayaana xubnaha uu la kulmay kala tashanayay magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee badalaya Ra\u2019isul Wasaare Kheyre oo shalay si lama filaan ah Xildhibaanada golaha shacabka kalsoonida ugala noqdeen.<\/p>\n<p>Madaxtooyada ayaana saacadihii laso dhaafay laga dareemayay mashquul badan , waxaana madaxtooyada buux dhaafiyay siyaasiyiin iyo xildhibaano badan oo taageersan Madaxweyne Farmaajo kuwaa oo doonaya in xukuumada cusub kasoo muuqdaan.<\/p>\n<p>Ilo ku dhaw dhaw Madaxweyne Farmaajo ayaa laga soo xigtay in Madaxweynaha doonayo in si deg deg ah usoo magacaabo Ra\u2019isul Wasaare cusub si shaqada golaha wasiirada loo dar dargaliyo.<\/p>\n<p>Siyaasiyiin badan oo u hanqal taagaya xilka Ra\u2019isul Wasaaraha Soomaaliya iyo kooxo dadaaley siyaasadeed ah ayaa sidoo kale lasoo sheegayaa in Madaxtooyada tageen si ay Madaxweyne Farmaajo ula kulmaan .<\/p>\n<p>Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee badali doono ra\u2019isul Wasaare Kheyre ayaan wali la ogeyn cida uu noqon doono, waxaana wararka soo baxaya sheegayaan in laga yaabo in Ra\u2019isul Wasaaraha loo magacaabo shaqsi aad ugu dhaw Madaxweynaha halka warar kalana sheegayaan in suurto gal tahay in Mucaaradka laga soo xulo .<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa bilaabay wadatashiyo ku aadan soo magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee badali doona Xasan Cali Kheyre. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay la kulmay Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Maxamed Mursal Sheekh, iyo masuuliyiin kale oo aad ugu dhaw dhaw . Madaxweyne Farmaajo ayaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148790,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149013","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa bilaabay wadatashiyo ku aadan soo magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee badali doona Xasan Cali Kheyre. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay la kulmay Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Maxamed Mursal Sheekh, iyo masuuliyiin kale oo aad ugu dhaw dhaw . Madaxweyne Farmaajo ayaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-27T06:45:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/\",\"name\":\"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-27T06:45:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa bilaabay wadatashiyo ku aadan soo magacaabista Ra\u2019isul Wasaaraha cusub ee badali doona Xasan Cali Kheyre. Sida aan wararka ku helnay Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay la kulmay Gudoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Maxamed Mursal Sheekh, iyo masuuliyiin kale oo aad ugu dhaw dhaw . Madaxweyne Farmaajo ayaana [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-27T06:45:45+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/","name":"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","datePublished":"2020-07-27T06:45:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/ShirkaDhusamareebCaliDucale17.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-bilaabay-kala-xulashada-ninkii-bedeli-lahaa-khyre\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo bilaabay kala xulashada ninkii bedeli lahaa Khyre"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149013"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149013"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149013\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149014,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149013\/revisions\/149014"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148790"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149013"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149013"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149013"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}