{"id":149015,"date":"2020-07-27T09:51:44","date_gmt":"2020-07-27T06:51:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149015"},"modified":"2020-07-27T09:51:44","modified_gmt":"2020-07-27T06:51:44","slug":"m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/","title":{"rendered":"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-148775\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa safarkiisii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha maamulkaas u socdaalay magaalada Muqdisho, xili ay ka jiraan duufaano siyaasadeed oo kalifay in uu meesha ka baxo mid kamid ah saaxiibadiisii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Axmed Cabdi Kaariye oo dhawaan isku keenay madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Dawlad gobaleedyada, isla markaasna ku guuleystay soo saarida warsaxaafadeed lagu cadeeyey in ay heshiiis ku yihiin ayaa hadda kuwajahan Muqdisho.<\/p>\n<p>Wardoon.ne t ayaa ogaatay in ujeedada safarkan ay daaran tahay sidii ay Galmudug qeyb ugu yeelan lahayd talooyinka la xariira Raysalwasaaraha la magacabayo, xili ay soo baxayaan warar badan oo ku wajahan qofka qabanaya xilkan.<\/p>\n<p>Mr, Qoor-Qoor oo ah siyaasi aan horey loo fileynin ayaa xooga saaraya in siyaasi ka soo jeeda Galmudug uu qabto xilkan, waxaana wararku sheegayaan in uu casumaad ka helay dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, mase cadda ilaa hadda arrintaasi.<\/p>\n<p>Saacadihii u dambeeyey inkastoo ay dhaceen isbedelo aan horey saadal badan looga heynin, haddana sida muuqata Galmudug waxay xooga saaraysa sidii ay isbedelo fursado ugu rogi lahayd, ugana dhex faa\u2019iideysan lahayd, maadaama Raysalwasaarihii hore uu aqbalay in uu xafiiska baneeyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa safarkiisii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha maamulkaas u socdaalay magaalada Muqdisho, xili ay ka jiraan duufaano siyaasadeed oo kalifay in uu meesha ka baxo mid kamid ah saaxiibadiisii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Axmed Cabdi Kaariye oo dhawaan isku keenay madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Dawlad gobaleedyada, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":148775,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149015","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa safarkiisii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha maamulkaas u socdaalay magaalada Muqdisho, xili ay ka jiraan duufaano siyaasadeed oo kalifay in uu meesha ka baxo mid kamid ah saaxiibadiisii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Axmed Cabdi Kaariye oo dhawaan isku keenay madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Dawlad gobaleedyada, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-27T06:51:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/\",\"name\":\"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-27T06:51:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa safarkiisii ugu horeeyey tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha maamulkaas u socdaalay magaalada Muqdisho, xili ay ka jiraan duufaano siyaasadeed oo kalifay in uu meesha ka baxo mid kamid ah saaxiibadiisii dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Axmed Cabdi Kaariye oo dhawaan isku keenay madaxda dawladda Faderaalka Soomaaliya &amp; Dawlad gobaleedyada, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-27T06:51:44+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/","name":"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg","datePublished":"2020-07-27T06:51:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/2020722637310245557681491.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/m-weynaha-galmudug-oo-tagaya-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"M\/weynaha Galmudug oo tagaya Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149015"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149015"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149015\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149016,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149015\/revisions\/149016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/148775"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149015"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149015"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149015"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}