{"id":149045,"date":"2020-07-28T09:52:50","date_gmt":"2020-07-28T06:52:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149045"},"modified":"2020-07-28T09:52:50","modified_gmt":"2020-07-28T06:52:50","slug":"xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa shalay galinkii dambe Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo katirsanaa Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Galti ayaana mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxa uuna shalay ku geeriyooday isbitaalka oo loo geeyay in xaaladiisa caafimaad wax looga qabto .<\/p>\n<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti), waxa uuna ilaah uga baryay in janadii fardowsa ka waraabiyo marxuumka.<\/p>\n<p>Xildhibaanka geeriyooday ayaa kasoo mid ahaa Baarlamaankii koobaad ee Galmudug iyo kan hada jira, waxa uuna kamid ahaa dadka u taagnaa Galmudug noqoto maamul muuqda oo ka gudba caqabadaha la degay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa shalay galinkii dambe Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo katirsanaa Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug. Xildhibaan Axmed Galti ayaana mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxa uuna shalay ku geeriyooday isbitaalka oo loo geeyay in xaaladiisa caafimaad wax looga qabto . Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149046,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa shalay galinkii dambe Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo katirsanaa Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug. Xildhibaan Axmed Galti ayaana mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxa uuna shalay ku geeriyooday isbitaalka oo loo geeyay in xaaladiisa caafimaad wax looga qabto . Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-07-28T06:52:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"605\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"441\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/\",\"name\":\"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-07-28T06:52:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg\",\"width\":605,\"height\":441},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa shalay galinkii dambe Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo katirsanaa Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Galmudug. Xildhibaan Axmed Galti ayaana mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, waxa uuna shalay ku geeriyooday isbitaalka oo loo geeyay in xaaladiisa caafimaad wax looga qabto . Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-07-28T06:52:50+00:00","og_image":[{"width":605,"height":441,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/","name":"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg","datePublished":"2020-07-28T06:52:50+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/07\/Xildhibaan-Galti-1.jpg","width":605,"height":441},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-axmed-sheekh-yuusuf-galti-oo-ku-geeriyooday-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Axmed Sheekh Yuusuf (Galti) oo ku geeriyooday Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149045"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149045"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149047,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149045\/revisions\/149047"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}