{"id":149222,"date":"2020-08-03T09:57:48","date_gmt":"2020-08-03T06:57:48","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149222"},"modified":"2020-08-03T09:57:48","modified_gmt":"2020-08-03T06:57:48","slug":"amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/","title":{"rendered":"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149223\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/>Midowga Afrika ayaa taliye cusub usoo magacaabay ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kadib markii uu mudo xileedkiisa dhamaaday taliyihii hore ee ciidankaasi.<\/p>\n<p>Jeneral Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM, waxaana taliyahan uu soo gaaray laguna soo dhaweeyay magaalada Muqdisho oo kuyaalo taliska ugu weyn AMISOM.<\/p>\n<p>Taliyahan cusub ee loo magacaabay ciidamada AMISOM ayaa badalay taliyihii hore ee ciidankaasi General Tigabu Yilma oo u dhashay dalka Itoobiya, waxaana xilka taliyaha AMISOM tahay wareegto marba dowladaha ciidamada ka joogaan Soomaaliya qabtaan.<\/p>\n<p>Jeneral Diomede Ndegeya , ayaa markii uu soo gaaray magaalada Muqdisho sheegay in uu u yimid sidii uu u caawin lahaa Soomaaliya, waxa uuna xusay in dhoor mar hore Soomaaliya yimid kana shaqeeyay.<\/p>\n<p>Taliyahan cusub ee ciidamada AMISOM ayaa kahor inta aan xilkan loo magacaabin waxa uu lataliye sare u ahaa Wasaarada Gaashaandhiga dalkaasi, waana sargaal wax badan kala socda xaalada Soomaaliya horeyna uga soo shaqeeyay.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149223\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-1-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149224\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-2.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149225\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika ayaa taliye cusub usoo magacaabay ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kadib markii uu mudo xileedkiisa dhamaaday taliyihii hore ee ciidankaasi. Jeneral Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM, waxaana taliyahan uu soo gaaray laguna soo dhaweeyay magaalada Muqdisho oo kuyaalo taliska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149225,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149222","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika ayaa taliye cusub usoo magacaabay ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kadib markii uu mudo xileedkiisa dhamaaday taliyihii hore ee ciidankaasi. Jeneral Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM, waxaana taliyahan uu soo gaaray laguna soo dhaweeyay magaalada Muqdisho oo kuyaalo taliska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-03T06:57:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/\",\"name\":\"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-03T06:57:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika ayaa taliye cusub usoo magacaabay ciidamada AMISOM ee howlgalka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya, kadib markii uu mudo xileedkiisa dhamaaday taliyihii hore ee ciidankaasi. Jeneral Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi ayaa loo magacaabay taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM, waxaana taliyahan uu soo gaaray laguna soo dhaweeyay magaalada Muqdisho oo kuyaalo taliska [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-03T06:57:48+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/","name":"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg","datePublished":"2020-08-03T06:57:48+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/taliye-3.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/amisom-oo-taliye-cusub-loo-soo-magacaabaysawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AMISOM oo Taliye Cusub loo soo magacaabay+SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149222"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149222"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149222\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149226,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149222\/revisions\/149226"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149225"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149222"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149222"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149222"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}