{"id":149248,"date":"2020-08-03T15:45:51","date_gmt":"2020-08-03T12:45:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149248"},"modified":"2020-08-03T15:45:51","modified_gmt":"2020-08-03T12:45:51","slug":"wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/","title":{"rendered":"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Xukuumaddii dhacday Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo hadal jeedin laga siiyay shirka wadatashiga beelweynta Mudolood ayaa soo hadal qaaday arrimaha doorashada.<\/p>\n<p>Wasiir Ducaale wuxuu xukuumadda madaxweyne Farmaajo u sheega inay raacaan wadadii ay qaadeen madaxdii ka horreysay, isla markaana uu doorashada ku qabto xilligeeda.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu ka dhawajiyay in loo baahan yahay doorashada iney wakhtigeeda ku dhacdo, lana yeeli doonin in halmaalin lagu darsado.<\/p>\n<p>\u201cDoorashada waa iney wakhtigeeda ku dhacdo, maalin laguma darsan karo, madaxweyne Sheikh Shariif wakhtigeeda ayuu ku qabtay, sidoo kale madaxweyne Xasan Sheeikh, Farmaajana waa inuu raaco wadadii madaxdii ka horreysay,\u201d ayuu yiri wasiir Ducaale.<\/p>\n<p>Wasiir Ducaale ayaa weerar toos ah ku qaaday xildhibaano 50 gaaraya oo Muqdisho xalay ku shiray iskuna raacay iney ka shaqeyn doonaan qabsoomidda doorasho qof iyo cod ah oo dalka ka dhacda, wuxuuna yiri: \u201cXildhibaanadii xalay shiray hurdada ha ka kacaan, riyada jiifka ayey ku qurux badan tahay\u201d<\/p>\n<p>Wasiir Ducaale waxaa lagu xasuustaa inuu ka hor yimid qaabkii ay golaha shacabka kalsoonida ugala noqdeen xukuumadii uu ka tirsanaa, wuxuuna ka mid yahay shaqsiyaadka u dhaw Ra\u2019iisul wasaarahii la riday ee Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale, ayaa marna ka soo muuqan shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya tan iyo markii kalsoonida lagala noqday Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, sida ay ogaatay Caasimada Online.<\/p>\n<p>Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helnay ilo kala duwan ayaa sheegaya in wasiirka amniga uu ka maqnaa labadii shir ee qabsoomay kadib riditaankii Ra\u2019iisal Wasaarihii hore ee dalka. Waa wasiirka kaliya ee shirka diiday marka laga reebo wasiiro farsamooyin iyo howlo kale uga baaqday.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F317181482983017%2F&amp;show_text=0&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"735\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Xukuumaddii dhacday Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo hadal jeedin laga siiyay shirka wadatashiga beelweynta Mudolood ayaa soo hadal qaaday arrimaha doorashada. Wasiir Ducaale wuxuu xukuumadda madaxweyne Farmaajo u sheega inay raacaan wadadii ay qaadeen madaxdii ka horreysay, isla markaana uu doorashada ku qabto xilligeeda. Sidoo kale wuxuu ka dhawajiyay in loo baahan yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149249,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149248","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Amniga Xukuumaddii dhacday Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo hadal jeedin laga siiyay shirka wadatashiga beelweynta Mudolood ayaa soo hadal qaaday arrimaha doorashada. Wasiir Ducaale wuxuu xukuumadda madaxweyne Farmaajo u sheega inay raacaan wadadii ay qaadeen madaxdii ka horreysay, isla markaana uu doorashada ku qabto xilligeeda. Sidoo kale wuxuu ka dhawajiyay in loo baahan yahay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-03T12:45:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"697\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"486\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/\",\"name\":\"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2020-08-03T12:45:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png\",\"width\":697,\"height\":486},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO - Wardoon","og_description":"Wasiirka Amniga Xukuumaddii dhacday Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo hadal jeedin laga siiyay shirka wadatashiga beelweynta Mudolood ayaa soo hadal qaaday arrimaha doorashada. Wasiir Ducaale wuxuu xukuumadda madaxweyne Farmaajo u sheega inay raacaan wadadii ay qaadeen madaxdii ka horreysay, isla markaana uu doorashada ku qabto xilligeeda. Sidoo kale wuxuu ka dhawajiyay in loo baahan yahay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-03T12:45:51+00:00","og_image":[{"width":697,"height":486,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/","name":"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png","datePublished":"2020-08-03T12:45:51+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture.png","width":697,"height":486},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiirka-amniga-oo-digniin-culus-udiray-farmaajo-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiirka Amniga oo digniin culus udiray Farmaajo +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149248"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149248"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149248\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149250,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149248\/revisions\/149250"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149249"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149248"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149248"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149248"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}