{"id":149329,"date":"2020-08-05T12:27:33","date_gmt":"2020-08-05T09:27:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149329"},"modified":"2020-08-05T12:27:33","modified_gmt":"2020-08-05T09:27:33","slug":"kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/","title":{"rendered":"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD"},"content":{"rendered":"<p>Dalka Kenya waxaa ka tagan dood ku saasbsan in hoos loo dhigo dhaqalaha ay dowladda siiso goballada Waqooyiga oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida.<\/p>\n<p>Mooshin arrintan la xiriira ayaa horyaalla Aqalka Senate-ka Kenya, waxaana haddii la meel-mariyo ay gobolladan weyn karaan in ka badan 30% dhaqaalaha ay dowladda siiso.<\/p>\n<p>Dhaqaalaha laga soo goynayo gobolladan ayaa la doonayaa in la siiyo gobollo kale, oo la sheegay inay ka dad badan yihiin kuwa Soomaalida.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa waxaa aad uga carrooday xildhibaanada Soomaalida ee laga soo doorto gobollada Waqooyi, oo sheegay inaysan marna aqbali doonin.<\/p>\n<p>Si kastaba, Aqalka Senate-ka ayaa hadda joojiyey ka doodista mooshinka.<br \/>\nWarbxintan waxaa magaalada Gaarisa kasoo diray Maxamed Faarax Shire.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.voasomali.com\/embed\/player\/0\/5529748.html?type=audio\" width=\"100%\" height=\"144\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Kenya waxaa ka tagan dood ku saasbsan in hoos loo dhigo dhaqalaha ay dowladda siiso goballada Waqooyiga oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida. Mooshin arrintan la xiriira ayaa horyaalla Aqalka Senate-ka Kenya, waxaana haddii la meel-mariyo ay gobolladan weyn karaan in ka badan 30% dhaqaalaha ay dowladda siiso. Dhaqaalaha laga soo goynayo gobolladan ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149330,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149329","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Kenya waxaa ka tagan dood ku saasbsan in hoos loo dhigo dhaqalaha ay dowladda siiso goballada Waqooyiga oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida. Mooshin arrintan la xiriira ayaa horyaalla Aqalka Senate-ka Kenya, waxaana haddii la meel-mariyo ay gobolladan weyn karaan in ka badan 30% dhaqaalaha ay dowladda siiso. Dhaqaalaha laga soo goynayo gobolladan ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-05T09:27:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1023\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/\",\"name\":\"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-05T09:27:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg\",\"width\":1023,\"height\":575},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD - Wardoon","og_description":"Dalka Kenya waxaa ka tagan dood ku saasbsan in hoos loo dhigo dhaqalaha ay dowladda siiso goballada Waqooyiga oo ay ku jiraan kuwa Soomaalida. Mooshin arrintan la xiriira ayaa horyaalla Aqalka Senate-ka Kenya, waxaana haddii la meel-mariyo ay gobolladan weyn karaan in ka badan 30% dhaqaalaha ay dowladda siiso. Dhaqaalaha laga soo goynayo gobolladan ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-05T09:27:33+00:00","og_image":[{"width":1023,"height":575,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/","name":"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg","datePublished":"2020-08-05T09:27:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/47F8DDD9-7EDD-4F71-8A6A-636EA6816719_cx0_cy5_cw0_w1023_r1_s.jpg","width":1023,"height":575},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kenya-gobollada-waqooyi-bari-ee-soomaalida-oo-la-rabo-in-dhaqaalaha-laga-jaro-cod\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kenya: Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaalida oo la rabo in dhaqaalaha laga jaro +COD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149329"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149329"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149329\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149331,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149329\/revisions\/149331"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149330"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}