{"id":149449,"date":"2020-08-08T11:26:51","date_gmt":"2020-08-08T08:26:51","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149449"},"modified":"2020-08-08T11:26:51","modified_gmt":"2020-08-08T08:26:51","slug":"farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya"},"content":{"rendered":"<p>Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo uu faragelin ku sameeyay go\u2019aankii Golaha Wasiirada xilka sii haya ay xayiraadda uga qaadeen Dayaaradaha Qaadka ee ka yimaada dalka Kenya.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirada oo Khamiistii kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray go\u2019aankan oo aan la shaacin.<\/p>\n<p>Saacado kadib markii warkani soo baxay ayaa xalay waxaa soo baxay warka sheegaya in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu laalay go\u2019aankii xukuumadda xilka sii heysa Khamiistii ku gaareen in la fasaxo Duulimadyada diyaaradaha Qaadka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu faray Wasaaradda Duulista Hawada in dib u dhigaan arrinta Duulimaadyada Qaadka ee ka yimaada Kenya, waxaana markii danbe tallaabada Madaxweynaha xaqiijiyey ilo ka tirsan Madaxtooyada.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka Madaxweyne Farmaajo iyo faragelinta uu arrintan ku sameeyay ayaan illaa hadda lagu shaacin warbaahinta dowladda, waxaana looga gaabsaday sida warkii ka horeeyay ee Golaha Wasiirada xilka sii haya uu ku fasaxay dayaaradaha Qaadka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo uu faragelin ku sameeyay go\u2019aankii Golaha Wasiirada xilka sii haya ay xayiraadda uga qaadeen Dayaaradaha Qaadka ee ka yimaada dalka Kenya. Golaha Wasiirada oo Khamiistii kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray go\u2019aankan oo aan la shaacin. Saacado kadib markii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149450,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149449","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo uu faragelin ku sameeyay go\u2019aankii Golaha Wasiirada xilka sii haya ay xayiraadda uga qaadeen Dayaaradaha Qaadka ee ka yimaada dalka Kenya. Golaha Wasiirada oo Khamiistii kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray go\u2019aankan oo aan la shaacin. Saacado kadib markii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-08T08:26:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"300\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"168\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/\",\"name\":\"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-08T08:26:51+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg\",\"width\":300,\"height\":168},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya - Wardoon","og_description":"Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C\/llaahi Farmaajo uu faragelin ku sameeyay go\u2019aankii Golaha Wasiirada xilka sii haya ay xayiraadda uga qaadeen Dayaaradaha Qaadka ee ka yimaada dalka Kenya. Golaha Wasiirada oo Khamiistii kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa soo saaray go\u2019aankan oo aan la shaacin. Saacado kadib markii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-08T08:26:51+00:00","og_image":[{"width":300,"height":168,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/","name":"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg","datePublished":"2020-08-08T08:26:51+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/download.jpg","width":300,"height":168},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-in-qaadka-kenya-lakeeno-somaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo diiday in Qaadka Kenya lakeeno Somaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149449"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149449"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149449\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149451,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149449\/revisions\/149451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149449"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149449"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149449"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}