{"id":149473,"date":"2020-08-09T11:45:12","date_gmt":"2020-08-09T08:45:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149473"},"modified":"2020-08-09T11:45:12","modified_gmt":"2020-08-09T08:45:12","slug":"taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/","title":{"rendered":"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo  ladilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149474\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay taliyihii ciidamada ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland G\/Sare Cismaan Cumar Maxamed.<\/p>\n<p>Dagaalka ayaa ka dhashay howl-gal ciidamada Puntland, gaar ahaan ilaalada madaxtooyada ay ku qaadeen maleeshiyaad ku sugnaa warshadda Kabista ee Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor imaad u dhexeeyey labada dhinac.<\/p>\n<p>Ragga maleeshiyaadka ah ee dagaalka kala horyimid ciidamada ayaa la sheegay inay ka ganacsanayeen maandooriyaha Khamriga, balse Booliska ayaa la wareegay warashadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in dagaalka lagu dhaawacay 7 qof oo kale oo isugu jira dhinacyada diriray iyo dad shacab ah.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa hadda dagan, mana jiro weli wax hadal ah oo ka soo baxay saraakiisha ciidamada ammaanka ee maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Dilka taliyaha ciidamada ilaalada madaxtooyada Puntland ayaa ku soo aadaya, iyada oo haatan madaxweyne Siciid Deni uu ku sugan yahay waqooyiga Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa ciidamada amnigu ay howl-gallo baaxad leh ka wadeen qeybo badan oo ka mid ah gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay taliyihii ciidamada ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland G\/Sare Cismaan Cumar Maxamed. Dagaalka ayaa ka dhashay howl-gal ciidamada Puntland, gaar ahaan ilaalada madaxtooyada ay ku qaadeen maleeshiyaad ku sugnaa warshadda Kabista ee Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149474,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149473","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay taliyihii ciidamada ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland G\/Sare Cismaan Cumar Maxamed. Dagaalka ayaa ka dhashay howl-gal ciidamada Puntland, gaar ahaan ilaalada madaxtooyada ay ku qaadeen maleeshiyaad ku sugnaa warshadda Kabista ee Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-09T08:45:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/\",\"name\":\"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-09T08:45:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka dagaal ka dhacay waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolkaasi lagu dilay taliyihii ciidamada ilaalada madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland G\/Sare Cismaan Cumar Maxamed. Dagaalka ayaa ka dhashay howl-gal ciidamada Puntland, gaar ahaan ilaalada madaxtooyada ay ku qaadeen maleeshiyaad ku sugnaa warshadda Kabista ee Gaalkacyo, waxaana halkaasi ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-09T08:45:12+00:00","og_image":[{"width":696,"height":392,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/","name":"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-08-09T08:45:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/FB_IMG_1596959486524-696x392-1.jpg","width":696,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ilaalada-madaxtooyada-puntland-oo-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii ilaalada madaxtooyada Puntland oo ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149473"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149473"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149473\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149475,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149473\/revisions\/149475"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149474"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149473"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149473"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149473"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}