{"id":149492,"date":"2020-08-09T22:23:49","date_gmt":"2020-08-09T19:23:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149492"},"modified":"2020-08-09T22:23:49","modified_gmt":"2020-08-09T19:23:49","slug":"beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/","title":{"rendered":"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Beesha Reer Khalaf ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dagaalkii saaka dhacay ee dhexmaray ciidamada dawladda Puntland oo gudanaya waajibadkooda shaqo iyo kuwa kasoo horjeeda nabadda oo ay sheegeen in ay ahaayeen dad ku howlan falalka amaan-daradda ayna ka shaqeynayaan sidii loo soo qaban lahaa.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dhinacyada hadlay ayaa sheegay in ay raali ka yihiin in ay dawladdu talaabo ka qaado cid kasta oo kasoo horjeeda ammaanka gobalka Mudug, isla markaasna aysan qabiil yeelan doonin kuwa nabadda diidan, oo ay tahay in wadajir lays kaga kaashado.<\/p>\n<p>Isimadda gobalka qaarkood oo ka hadlay halka lagu aasay Taliyihii ciidamada Madaxtooyada Puntland ee lagu dilay saaka weerarkii dhacay ayaa sheegay in ay dawladda ka sugayaan in ay jawaab-cad ka bixiso kuwii ka dambeeyey falkaas oo ay gacan ku siinayaan.<\/p>\n<p>Sidaas oo kale, wasiirka Maaliyadda Puntland Xassan Shire oo ka hadlay Janaazada ayaa sheegay in ay meel kasta uga dabatagi doonan kuwii falkas ka dambeyeey oo ay qaban doonaan ama ay bartooda ku toogan doonan, iyadoo awooda la saarayo sidii nabadda loo sugi lahaa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/QSTwuyMf06w\" width=\"950\" height=\"735\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span data-mce-type=\"bookmark\" style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar kamid ah Beesha Reer Khalaf ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dagaalkii saaka dhacay ee dhexmaray ciidamada dawladda Puntland oo gudanaya waajibadkooda shaqo iyo kuwa kasoo horjeeda nabadda oo ay sheegeen in ay ahaayeen dad ku howlan falalka amaan-daradda ayna ka shaqeynayaan sidii loo soo qaban lahaa. Qaar kamid ah dhinacyada hadlay ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149493,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149492","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar kamid ah Beesha Reer Khalaf ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dagaalkii saaka dhacay ee dhexmaray ciidamada dawladda Puntland oo gudanaya waajibadkooda shaqo iyo kuwa kasoo horjeeda nabadda oo ay sheegeen in ay ahaayeen dad ku howlan falalka amaan-daradda ayna ka shaqeynayaan sidii loo soo qaban lahaa. Qaar kamid ah dhinacyada hadlay ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-09T19:23:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/\",\"name\":\"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-09T19:23:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO - Wardoon","og_description":"Qaar kamid ah Beesha Reer Khalaf ayaa sheegay in ay ka xun yihiin dagaalkii saaka dhacay ee dhexmaray ciidamada dawladda Puntland oo gudanaya waajibadkooda shaqo iyo kuwa kasoo horjeeda nabadda oo ay sheegeen in ay ahaayeen dad ku howlan falalka amaan-daradda ayna ka shaqeynayaan sidii loo soo qaban lahaa. Qaar kamid ah dhinacyada hadlay ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-09T19:23:49+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/","name":"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg","datePublished":"2020-08-09T19:23:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/page-1.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-reer-khalaf-oo-kadigtay-in-magaceeda-wax-lagu-dhaco-video\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha Reer Khalaf Oo kadigtay in magaceeda wax lagu dhaco +VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149492"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149492"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149492\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149495,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149492\/revisions\/149495"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149493"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149492"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149492"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149492"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}