{"id":149525,"date":"2020-08-10T20:43:08","date_gmt":"2020-08-10T17:43:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149525"},"modified":"2020-08-10T20:43:08","modified_gmt":"2020-08-10T17:43:08","slug":"dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149526\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"900\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal ka dhacay galabta gudaha xabsiga dhexe ee Xamar oo ay ku jiraan boqolaal maxaabiis ah oo u xiran dembiyo kala duwan.<\/p>\n<p>Ilo wareedyo ku sugan xabsiga ayaa Allbanaadir Online u sheegay in qaar ka mid ah maxaabiis ka tirsan Al-shabaab ay qoryaha ka qaateen ilaalada xabsiga qaarkood, ayna halkaas ka bilaabeen dagaal.<\/p>\n<p>Wararka kale ayaa sheegaya in maxaabiista ay gacanta ku dhigeen bakhaarka keydka hubka ee ay isticmaalaan ciidanka xabsiga ilaalida ka ah.<\/p>\n<p>Ciidanka ilaalada xabsiga iyo maxaabiista hubeysan oo aan tiradooda saxda ah la ogeyn ayaa la sheegay inuu dagaal ku dhexmaray gudaha xabsiga kaasoo sababay dhimasho iyo dhaawac inkastoo aan tirakoob sax ah laga heynin.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ayaa xiray dhamaan jidadka soo gala xabsiga, waxaana dadweynaha ku nool degmooyinka Xamar jajab iyo Xamar-weyne ay sheegeen iney ka joogi waayeen daryanka rasaasta la isweydaarsanayey.<\/p>\n<p>Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka ay gudaha xabsiga ka wadaan howlgal lagu xaqiijinayo amniga, iyadoo saraakiisha ciidanka asluubta ay sheegayaan iney goor dhow war ka soo saari doonaan dhibaatada ka dhacday gudaha xabsiga.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, afhayeenka Wasaarada warfaafinta Xukuumada Somalia ayaa goor dhow bartiisa facebook ku soo qoray in la laayey dhamaam maxaabiistii dagaalameysay, lana soo gebagegeebeyey howlgalkii ka socday xabsiga dhexe.<\/p>\n<p>\u201cMar dhaw faahfaahin ayaa laga bixinayaa xaaladda Xabsiga dhexe, Hadda xaaladda caadi ayay kusoo laabatay, waxaana la dhilay dhammaan raggii dagaalamayay\u201d ayuu yiri Ismaciil Mukhtaar Orango.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal ka dhacay galabta gudaha xabsiga dhexe ee Xamar oo ay ku jiraan boqolaal maxaabiis ah oo u xiran dembiyo kala duwan. Ilo wareedyo ku sugan xabsiga ayaa Allbanaadir Online u sheegay in qaar ka mid ah maxaabiis ka tirsan Al-shabaab ay qoryaha ka qaateen ilaalada xabsiga qaarkood, ayna [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal ka dhacay galabta gudaha xabsiga dhexe ee Xamar oo ay ku jiraan boqolaal maxaabiis ah oo u xiran dembiyo kala duwan. Ilo wareedyo ku sugan xabsiga ayaa Allbanaadir Online u sheegay in qaar ka mid ah maxaabiis ka tirsan Al-shabaab ay qoryaha ka qaateen ilaalada xabsiga qaarkood, ayna [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-10T17:43:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-10T17:43:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg\",\"width\":1200,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dagaal ka dhacay galabta gudaha xabsiga dhexe ee Xamar oo ay ku jiraan boqolaal maxaabiis ah oo u xiran dembiyo kala duwan. Ilo wareedyo ku sugan xabsiga ayaa Allbanaadir Online u sheegay in qaar ka mid ah maxaabiis ka tirsan Al-shabaab ay qoryaha ka qaateen ilaalada xabsiga qaarkood, ayna [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-10T17:43:08+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":900,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/","name":"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg","datePublished":"2020-08-10T17:43:08+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/20200810_174758.jpg","width":1200,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dagaal-ka-dhacay-gudaha-xabsiga-dhexe-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dagaal ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149525"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149525"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149527,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149525\/revisions\/149527"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}