{"id":149613,"date":"2020-08-14T09:35:01","date_gmt":"2020-08-14T06:35:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149613"},"modified":"2020-08-14T09:35:01","modified_gmt":"2020-08-14T06:35:01","slug":"daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii"},"content":{"rendered":"<p>Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay in reer Muqdisho ay haatan ciil meel la jiifaan.<\/p>\n<p>Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay inay riyo ku jiraan dadka qaba doorasho qof iyo cod ah inay dalka ka dhaceyso, isaga oo sheegay in reer Muqdisho aysan yeeli doonin in magaaladooda doorasho lagu qabto.<\/p>\n<p>\u201cNiman maraakiib suubsaday, laakiin bad ay ku wadaan aan qabin waaye xaalka hada ii muuqda, doorashada la sheegayana dalkan kama dhici karto, sababtoo ah tira koob dadkan laguma sameyn\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Darba-weyne ayaa intaas ku sii daray, \u201cGobolka Banaadir ayey doorashadu ka dhaceebey ku leeyihiin gobolka Banaadir isagaanba dowlad-goboleed lahayn, canshuurna bixiya oo ciil meel la jiifa, cid aan ka yeelaynana malahan doorasho meeshaan halagu qabto, nin walba gobolkiisii ayuu aadaa, taas horayna waan u sheegay.\u201d<\/p>\n<p>Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay in hadii la isku dayo in la tirakoobo dadka, si loo aado doorasho qof iyo cod ah, ay ka soo hor jeesanayaan dad uu sheegay inay baarlamaanka xoog ku heystaan.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in sida u muuqata lagu qasbanaa doono in odayaasha dhaqanka ay soo doortaan xildhibaanada soo socda, isagoo soo jeediyey in odayaasha wax soo dooranaya cariiri la geliyo, si loo yareeyo musuq-maasuqa.<\/p>\n<p>\u201cKoley odayaal dhaqameed ayaa wax soo dooran doona, laakiin iyaga xataa waxaan qabaa in cariiri la geliyo oo qof kasta 330 ayaa soo dooranee la dhaho, balse doorasho qof iyo cod ah ma dhici karto, waase noo kal dambe\u201d ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyey.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0u2R1YO1zrc\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay in reer Muqdisho ay haatan ciil meel la jiifaan. Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay inay riyo ku jiraan dadka qaba doorasho qof iyo cod ah inay dalka ka dhaceyso, isaga oo sheegay in reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149614,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149613","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay in reer Muqdisho ay haatan ciil meel la jiifaan. Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay inay riyo ku jiraan dadka qaba doorasho qof iyo cod ah inay dalka ka dhaceyso, isaga oo sheegay in reer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-14T06:35:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"488\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png\",\"datePublished\":\"2020-08-14T06:35:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png\",\"width\":696,\"height\":488},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii - Wardoon","og_description":"Muxiyadiin Xasan Cali (Darba-weyne) oo ka mid ah waxgaradka gobolka Banaadir ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka soo socda ee dalka, waxuuna sheegay in reer Muqdisho ay haatan ciil meel la jiifaan. Muxiyadiin Darba-weyne ayaa sheegay inay riyo ku jiraan dadka qaba doorasho qof iyo cod ah inay dalka ka dhaceyso, isaga oo sheegay in reer [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-14T06:35:01+00:00","og_image":[{"width":696,"height":488,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/","name":"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png","datePublished":"2020-08-14T06:35:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-15.png","width":696,"height":488},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muqdisho-doorasho-kama-dhici-doontee-qof-kasta-ha-aado-gobolkiisii\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muqdisho doorasho kama dhici doontee qof kasta ha aado gobolkiisii"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149613"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149613"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149613\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149615,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149613\/revisions\/149615"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149614"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149613"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149613"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149613"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}