{"id":149616,"date":"2020-08-14T09:48:16","date_gmt":"2020-08-14T06:48:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149616"},"modified":"2020-08-14T09:48:16","modified_gmt":"2020-08-14T06:48:16","slug":"laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/","title":{"rendered":"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg\" alt=\"\" width=\"700\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg 700w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2-300x171.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2-696x398.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 700px) 100vw, 700px\" \/><\/p>\n<p>Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa shalay dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo goobjoog ahaa kulankii maanta.<\/p>\n<p>Doodda labada wasiir ayaa salka ku heysay arrimo shaqo, waxaana la sheegay in aysan jirin cid kala dhax-gashay ilaa ay gacanta iskula tagaan waxaana goobjoog ahaa sii haya xilka ra\u2019iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.<\/p>\n<p>Xog dheeri ah ayaa kasoo baxaysa gacan ka hadal shalay dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo goobjoog ahaa kulankii maanta.<\/p>\n<p>Xog cusub oo aan helnay ayaa sheegeysa in gacan ka hadalka labada wasiir uu salka ku hayo khilaaf ka dhashay Baasaboor Diblomaasi ah Wasiiru dowlaha u dalbay Sarkaal, oo uu markii dambe Xasan Amar Dambe ka daba tagay, una qoray Wasaaradda Arrimaha Dibadda in amarkiisa oo kaliya ka shaqeynayo Wasaaradda Gaashaandhigga.<\/p>\n<p>Tallaabada uu qaaday Wasiir Amar Dambe ayaa keentay inuu ka caroodo Wasiiru dowlaha Maxamed Cali Xagaa, oo markii ay Xafiiska Ra\u2019iisul Wasaaraha ku murmeen uu si cad ugu sheegay inuu Wasaaradda ka taliyo amarkiisa ka shaqyenayo, taasoo keentay in Xagaa uu u gacan qaado.<\/p>\n<p>Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dood dheer kadib uu shirka ka baxay wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Amardambe iyadoona wixii markaas ka dambeeyay la soo gaba gabeeyay shirkii wasiirada.<\/p>\n<p>Labadaan wasiir ayaa sidoo kale ah Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya waxaana lagu soo kala doortay Muqdisho iyo Baydhabo waxaana khilaafkooda uu noqday hadal weyn oo ka jirta Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa shalay dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Laba wasiir oo gacanta iskula tagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa shalay dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-14T06:48:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/\",\"name\":\"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-14T06:48:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg\",\"width\":700,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay - Wardoon","og_description":"Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa shalay dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya. Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-14T06:48:16+00:00","og_image":[{"width":700,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/","name":"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg","datePublished":"2020-08-14T06:48:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/pjimage-2.jpg","width":700,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/laba-wasiir-oo-gacanta-iskula-tagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Laba wasiir oo gacanta iskula tagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149616"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149618,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149616\/revisions\/149618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149617"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}