{"id":149619,"date":"2020-08-14T10:08:36","date_gmt":"2020-08-14T07:08:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149619"},"modified":"2020-08-14T10:08:36","modified_gmt":"2020-08-14T07:08:36","slug":"daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/","title":{"rendered":"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay in haddii uu dhici waayo shirka Dhuusamareeb 3 ay ka dhalan karto in la soo farageliyo oo talada dalka ay gaarto meel aan la fileyn.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu maanta la yeeshay Guddiga Farsamada ee ka soo tala bixinta nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad iyo aad rajo uga qabnaa oo aan dhiiragelineynaa in Shirka Dhuusamareeb uu dhaco, haddii uu dhici waayo nasiib darro iyo calool xumo iyo rajo xumo ummadda Soomaaliyeed u soo hoyatay ayay noqoneysaa\u201dayuu yiri Madaxweyne Waare.<\/p>\n<p>Madaxweyne Waare oo sii haldayay ayaa yiri \u201cHaddii shirkaas dhici waayo sheekada inay naga baahdo ayaa ka dhalan doonta oo meel aanan filaneyn inay talada tagto, in nala soo farageliyo ayaa ka dhalan doonta oo aan u muuqano dad taladooda ku filneyn\u201d<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay inay ka shaqeyn doonaan sidii shirka u furmi lahaa, lagana soo wada qeyb galo, isagoo xusay in shirkaas qabsoomo ay ku xiran tahay sida Guddiga Farsmaada u shaqeeyo oo uu la yimaado niyad wanaag.<\/p>\n<p>Shirka Dhuusamareeb ayaa la qorsheeyay inuu dhaco 15-ka bishan, hase ahaatee waxaa muuqata in aanu waqtigiisa dhici karin, maadaama caqabado kala duwan ay jiraan, taasoo u baahan in la xaliyo ka hor shirka, sida in la magacaabo Ra\u2019iisul wasaare cusub.<\/p>\n<p>Mareykanka ayaa sheegay inuu si weyn ugu rajo qabo natiijada shirka Dhuusamareeb 3, waxaana uu xusay baahida loo qabo in la helo nooc doorasho raalli la isaga yahay iyo taageerada ay u hayaan DFS, Dowlad Goboleedyada, Baarlamaanka iyo Daneenayaasha siyaasadda, waxaana Mareykanku caddeeyay in aanu jiri doonin wax muddo kororsi, doorashadana waqtigeeda ku dhacdo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/-Tjkg_seKbI\" width=\"962\" height=\"541\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay in haddii uu dhici waayo shirka Dhuusamareeb 3 ay ka dhalan karto in la soo farageliyo oo talada dalka ay gaarto meel aan la fileyn. Madaxweyne Waare ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu maanta la yeeshay Guddiga Farsamada ee ka soo tala bixinta nooca doorasho ee dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149620,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149619","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay in haddii uu dhici waayo shirka Dhuusamareeb 3 ay ka dhalan karto in la soo farageliyo oo talada dalka ay gaarto meel aan la fileyn. Madaxweyne Waare ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu maanta la yeeshay Guddiga Farsamada ee ka soo tala bixinta nooca doorasho ee dalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-14T07:08:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"681\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"478\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/\",\"name\":\"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png\",\"datePublished\":\"2020-08-14T07:08:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png\",\"width\":681,\"height\":478},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka digay in haddii uu dhici waayo shirka Dhuusamareeb 3 ay ka dhalan karto in la soo farageliyo oo talada dalka ay gaarto meel aan la fileyn. Madaxweyne Waare ayaa hadalkan ka sheegay kulan uu maanta la yeeshay Guddiga Farsamada ee ka soo tala bixinta nooca doorasho ee dalka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-14T07:08:36+00:00","og_image":[{"width":681,"height":478,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/","name":"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png","datePublished":"2020-08-14T07:08:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture1.png","width":681,"height":478},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waare-in-nala-soo-farageliyo-ka-dhalan-doonta-haddii-shirka-dhuusamareeb-dhici-waayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO Waare \u201cIn nala soo farageliyo ka dhalan doonta, haddii Shirka Dhuusamareeb dhici waayo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149619"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149619"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149619\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149621,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149619\/revisions\/149621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149620"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149619"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149619"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149619"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}