{"id":149704,"date":"2020-08-21T12:56:20","date_gmt":"2020-08-21T09:56:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149704"},"modified":"2020-08-21T12:56:20","modified_gmt":"2020-08-21T09:56:20","slug":"farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof &#038; codka ahayd"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Cali Fiqi oo kamid ahaa xubnaha mucaaradka ah ee Madasha Xisbiyada Qaran ee sida weyn u diidanaaa madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah isla markaasna go\u2019aanadii laga soo saaray shirka Dhuusamareeb ay kamid ahaayeen in Soomaaliya ay ka dhacdo doorashadu wakhtigeeda.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa muuqata in madaxweyne Farmaajo uu ka tanaasulay doorashadii Qof &amp; Cod ahayd dawladaha xubnaha ka ah DFS intoodii shirka ka qayb gashayna ay ayana ka yimaadeen doorasho si toos ah u dadban\u201d Ayuu yidhi wasiir Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka Fiqi ayaa sidoo kale sheegay in qodobada ugu waa weyn ee arimaha doorashooyinka ay si wanagsan iskugu af garteen dhinacyada isla markaasna guul laga gaadhay waxyaabihii la isku hayey.<\/p>\n<p>\u201cDHUSAMAREEB-3 dalka doorashadiisii ur bay u baxisay luqad la fahmi karo iyo doorasho dadban-toosan iyo model la yiraahdo wada guulaysta ayaa kasoo baxay\u201d ayuu yidhi mar kale wasiir Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Doorashada ka dhici doonta dalka ayaa ah mid deegaan, taas oo loo asteeyey in ay ka dhacdo deegaano amaan ah.<\/p>\n<p>Dhamaanba xisbiyada ka jira dalka ayaa kuwada loolami doona doorashada lagu heshiiyey ee qaab deegaanka ah, taas oo ah mid dadban sida la sheegay.<\/p>\n<p>Shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqan yihiin dhinacyada Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu meel mariyey qaabka doorasho ee ka dhici doonta Soomaaliya, waxaana danjiraha Soomaaliya fadhiya Qaramada Midoobe Abukar Cismaan Baalle uu ka hor sheegay kulankii Qaramada Midoobe in madaxweyne Farmaajo iyo dowladdiisuba ay diyaar u yihiin in doorashada lagu qabto xiligeeda isla markaasna ay muhiim tahay in dhinacyada kala duwan ee Soomaalidu ay kawada hadlaan nooca doorasho ee ka dhici doonta Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong>Halka hoose ka akhriso qodobadii kasoo baxay shirkii Dhuusamareeb.<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149695\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1.jpg 1653w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-724x1024.jpg 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-768x1087.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1447x2048.jpg 1447w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-696x985.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-1068x1511.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/1-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149696\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpg\" alt=\"\" width=\"1653\" height=\"2339\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2.jpg 1653w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-212x300.jpg 212w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-724x1024.jpg 724w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-768x1087.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1086x1536.jpg 1086w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1447x2048.jpg 1447w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-696x985.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-1068x1511.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/2-297x420.jpg 297w\" sizes=\"(max-width: 1653px) 100vw, 1653px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Cali Fiqi oo kamid ahaa xubnaha mucaaradka ah ee Madasha Xisbiyada Qaran ee sida weyn u diidanaaa madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149705,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149704","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof &amp; codka ahayd - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof &amp; codka ahayd - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Cali Fiqi oo kamid ahaa xubnaha mucaaradka ah ee Madasha Xisbiyada Qaran ee sida weyn u diidanaaa madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-21T09:56:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"799\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/\",\"name\":\"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof & codka ahayd - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-21T09:56:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":799},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof &#038; codka ahayd\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof & codka ahayd - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof & codka ahayd - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Cali Fiqi oo kamid ahaa xubnaha mucaaradka ah ee Madasha Xisbiyada Qaran ee sida weyn u diidanaaa madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynuhu uu ka tanaasulay in dalka ay ka dhacdo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-21T09:56:20+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":799,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/","name":"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof & codka ahayd - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg","datePublished":"2020-08-21T09:56:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/farmaajo-1.jpg","width":1200,"height":799},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-ka-tanaasulay-doorashadii-qof-codka-ahayd\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo ka tanaasulay doorashadii qof &#038; codka ahayd"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149704"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149704"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149704\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149706,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149704\/revisions\/149706"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149705"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149704"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149704"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149704"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}