{"id":149713,"date":"2020-08-21T22:58:33","date_gmt":"2020-08-21T19:58:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149713"},"modified":"2020-08-21T22:58:33","modified_gmt":"2020-08-21T19:58:33","slug":"qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/","title":{"rendered":"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlay xafladda xiritaanka Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inuu waqti badan ku bixiyey sidii madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland u keeni lahaa shirka.<\/p>\n<p>Mudane Qoor Qoor ayaa tilmaamay in Dhuusamareeb lagu ballansanaa 15 Bishaan Agoosto balse ay imaaan waayeen qaar ka tirsan madaxda Maamul Goboleedyada iyagana ay geed dheer iyo mid gaaban u fuuleen sidii loo keeni lahaa balse aysan taas dhicin.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ogtihiin inay aheyd madal iyo balan 15 agosto in halkan in la isugu yimaado\u2019 iyadoo looga tashanayo hanaan doorasho dalka ku galo, waa la yimid, walaalo naga maqnaa ayaa jiray runtii waa la hadalnay waa doonay dadaal ayaa u galnay inay soo xaadiraan, geed dheer iyo geed gaaban u galnay, laakiin ma noqon sidaas. Waxaa ogtihiin maalinta 7aad halkan ka socdo shirka oo ah waqti waafi oo ku filan walaalaha ugu yeernay taladii loo baahnaa in lagu gaaro\u201d ayuu yiri Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Dhinaca kala Madaxweyne Qoor Qoor ayaa shaaciyey in dalka aaday doorasho, wuxuuna sheegay in doorashadaas aan loogu daneeneyn shakhsiyaad gaar ah balse ay tahay mid ay ku wada guuleysan karaan mucaaradka, Dowlad Goboleedyada iyo Dowladda Dhexe.<\/p>\n<p>\u201cDalku doorasho ayuu aaday ma ahan Doorasho dano ku leedahay Dowladda Federaalka ma ahan Doorasho Dowlad Goboleedyada leeyihiin, ma ahan doorasho cid u xaglineysa waa Doorasho aan ugu magac darnay Wada Guuleysta, Waxaan rabaa inaan halkan ka caddeeyo oo taladooda sugeynaa oo aan ka maarmin walaalaha naga maqan\u201d.<\/p>\n<p>Madaxdii tagtay Dhusamareeb waxay shegeen in markii ay si qotodheer ay uga wadatashadeen qaababka doorasho ee ay soo jeediyeen guddigaas ay isla qaateen in qaabka doorashada 2020\/21 noqoto mid deegan doorasho ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/K39_zA6QMcs\" width=\"875\" height=\"492\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlay xafladda xiritaanka Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inuu waqti badan ku bixiyey sidii madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland u keeni lahaa shirka. Mudane Qoor Qoor ayaa tilmaamay in Dhuusamareeb lagu ballansanaa 15 Bishaan Agoosto balse ay imaaan waayeen qaar ka tirsan madaxda Maamul Goboleedyada iyagana ay geed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149714,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149713","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlay xafladda xiritaanka Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inuu waqti badan ku bixiyey sidii madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland u keeni lahaa shirka. Mudane Qoor Qoor ayaa tilmaamay in Dhuusamareeb lagu ballansanaa 15 Bishaan Agoosto balse ay imaaan waayeen qaar ka tirsan madaxda Maamul Goboleedyada iyagana ay geed [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-21T19:58:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"645\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"410\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/\",\"name\":\"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png\",\"datePublished\":\"2020-08-21T19:58:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png\",\"width\":645,\"height\":410},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ka hadlay xafladda xiritaanka Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inuu waqti badan ku bixiyey sidii madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland u keeni lahaa shirka. Mudane Qoor Qoor ayaa tilmaamay in Dhuusamareeb lagu ballansanaa 15 Bishaan Agoosto balse ay imaaan waayeen qaar ka tirsan madaxda Maamul Goboleedyada iyagana ay geed [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-21T19:58:33+00:00","og_image":[{"width":645,"height":410,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/","name":"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png","datePublished":"2020-08-21T19:58:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Capture-17.png","width":645,"height":410},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-lagama-maarmo-walaalaha-naga-maqan-taladoodana-waa-sugeynaavideo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor-qoor: \u201cLagama maarmo Walaalaha naga maqan, taladoodana waa sugeynaa\u201d+VIDEO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149713"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149713"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149713\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149715,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149713\/revisions\/149715"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149714"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149713"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149713"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149713"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}