{"id":149821,"date":"2020-08-30T11:58:33","date_gmt":"2020-08-30T08:58:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=149821"},"modified":"2020-08-30T11:58:33","modified_gmt":"2020-08-30T08:58:33","slug":"farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/","title":{"rendered":"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-149822\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"686\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1-300x172.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1-1024x585.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1-768x439.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1-696x398.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1-1068x611.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1-735x420.jpg 735w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/>Xili maalinta beri ah uu u safri doono madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si ugu wada kulmaan madaxweynaha dalka ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in labada hogaamiye ay ku kala aragti duwan yihiin soo xulista iyo doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee goboladda Sool iyo Sanaag.<\/p>\n<p>Madaxweyne Puntland ayaa kala hadli doona madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in loo madax baneeyo soo doorashada xildhibaanada deegaanada Puntland u matali doona gollaha shacabka.<\/p>\n<p>Saciid Denni ayaa qorshaynaya in xildhibaanada goboladda Sool iyo Sanaag lagu doorto magaalada Garowe, taas oo meesha ka saaraysa qorshaha madaxweyne Farmaajo ee deegaanada doorashada xildhibaanada.<\/p>\n<p>Inkastoo weli lagu kala aragti duwan yahay arimaha soo xulista iyo doorashada shakhsiyaadka Baarlamaanka dalka u matali doona goboladda Sool iyo Sanaag ayaa qorshuhu ahaa markii hore in lagu soo doorto deegaanada ay kasoo jeedaan ayaa waxaa hadana jira caqabado dhowr ah.<\/p>\n<p>Denni ayaa madaxweyne Farmaajo ku cadaadin doona in loo madaxbaneeyo soo xulista xildhibaanada si loo dhamaystiro qodobadii lagu heshiiyey ee shirkii Dhuusamareeb oo Puntland ay dibad joog ka ahayd.<\/p>\n<p>Kuraasta ugu badan ee la isku mari la\u2019 yahay ayaa ah goboladda Sool iyo Sanaag oo Puntland ay u aragto soo xulistooda maqaam siyaasadeed si aysan talada deegaanadaasi faraha uga bixin.<\/p>\n<p>Qaybo badan oo kamid ah goboladda Sool iyo Sanaag ayaa waxaa ku sugan haatan ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland, kuwaas oo badankood looga qabsaday Puntland xeelado kala duwan.<\/p>\n<p>Shacabka deegaanka oo aragti ahaan iyagu ayidsan in taladooda loo madax baneeyo ayaa ku kala aragti duwan shakhsiyaadka u matali doona gollaha shacabka, waxaana madaxweyne Farmaajo uu fursad u arkaa in kuraasta Baarlamaanka dib loogu celiyo deeganaadaasi oo si weyn looga taageero maadaama uu yahay mar kale musharax taas oo uu ku heli kalsooni badan iyo codad badan oo iga yimaada dhanka goboladda Sool iyo Sanaag.<\/p>\n<p>Walowse xaalado kala duwan oo siyaasadeed ay hada ka jiraan Soomaaliya waxaa hadana adag in xal laga gaadho khilaafka xoogan arimaha la isku hayo oo lagu aragti duwan yahay, waxaase labada dhinac uu mid walbaaba wataa qorshe iyo dano isaga gaar u ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xili maalinta beri ah uu u safri doono madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si ugu wada kulmaan madaxweynaha dalka ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in labada hogaamiye ay ku kala aragti duwan yihiin soo xulista iyo doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee goboladda Sool iyo Sanaag. Madaxweyne Puntland ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":149822,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-149821","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xili maalinta beri ah uu u safri doono madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si ugu wada kulmaan madaxweynaha dalka ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in labada hogaamiye ay ku kala aragti duwan yihiin soo xulista iyo doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee goboladda Sool iyo Sanaag. Madaxweyne Puntland ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-08-30T08:58:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/\",\"name\":\"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-08-30T08:58:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg\",\"width\":1200,\"height\":686},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli - Wardoon","og_description":"Xili maalinta beri ah uu u safri doono madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Denni magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya si ugu wada kulmaan madaxweynaha dalka ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in labada hogaamiye ay ku kala aragti duwan yihiin soo xulista iyo doorashada xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ee goboladda Sool iyo Sanaag. Madaxweyne Puntland ayaa [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-08-30T08:58:33+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":686,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/","name":"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg","datePublished":"2020-08-30T08:58:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/08\/Deni-iyo-Farmaajo-1.jpg","width":1200,"height":686},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-iyo-denni-oo-isku-haysta-cida-sooxulaysa-xildhibanada-dhulbahante-iyo-warsan-geli\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo iyo Denni oo isku haysta cida sooxulaysa xildhibanada Dhulbahante iyo Warsan geli"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149821"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=149821"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149821\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":149823,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/149821\/revisions\/149823"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/149822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=149821"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=149821"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=149821"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}